Former Somali President Farmajo Congratulates Nation on Election to UN Security Council
MOGADISHU, Somalia - Former Somali President Mohamed Abdullahi Farmajo expressed his congratulations to the people of Somalia on the nation's election to the United Nations Security Council as a non-permanent member state for the 2024-2025 term.
"Congratulations to the people of Somalia on the election of our great nation to the UN Security Council as a Non Permanent member state...
Somalia Elected to UN Security Council for 2025-2026 Term
NEW YORK - In a significant development for the East African nation, Somalia has been elected as a non-permanent member of the United Nations Security Council (UNSC) following a voting process held on Thursday at the General Assembly.
The Somali diplomatic office at the UN expressed its commitment to "upholding international law and the amplification of all voices within the...
Sawirro: Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyay guusha Soomaaliya
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si diirran u soo dhaweeyey in Soomaaliya loo doortay xubinnimada Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey, muddo labo sano ah.
Madaxweynaha ayaa sheegay in guushan ay muujinayso horumarka iyo dowladnimada dalkeenna, waxa uuna tilmaamay qosheyaasha hagaya codka Soomaaliyeed ee fagaareyaasha caalamka, kaas oo ku salaysan ilaalinta nabadda iyo xoojinta...
Somalia oo loo doortay xubinimo aan joogta ahayn ee Golaha Ammaanka
NEW YORK (SMN) - Kal fadhiga 78-aad ee Qaramada Midoobe ayaa Soomaaliya loogu doortay xubinimo aan joogta ahayn ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay.
Waa markii labaad mudo 52 sano ah Soomaaliya ay kursigan hesho waxaana arintan ay daliil u tahay soo kabashada ay Soomaaliya ka sameysay arimaha diblumaasiyada, amaanka iyo siyaasada.
Soomaaliya ayaa aheyd musharaxa kaliya ee ka socday Bariga...
Somali Military Court Executes Three Men for Murder of Two Brothers
DHUSAMAREB, Somalia - In a significant move aimed at curbing the rising incidents of revenge killings in central Somalia, a military court in Galmudug State executed three men in a public square in Dhusamareb town on Thursday.
The execution comes after the court found the three men guilty of murdering Dr. Ahmed Hassan Osman and his younger brother, Quran teacher...
Maxaa kasoo baxay shirka golaha wasiirada Soomaaliya + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa meelmariyey dib-u-eegista Xeer-nidaamiyaha Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Dadweynaha iyo Heshiis Is-afgarad ee la xiriira Iskaashiga Siyaasadda oo ay wada gaareen dalalka Soomaaliya iyo Norwey.
Shirka oo uu guddoominayey Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda JFS Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa warbixinno ku saabsan...
Soomaaliya oo xubin ka noqoneysa maanta Golaha Ammaanka ee QM
NEW YORK (SMN) - Soomaaliya ayaa lagu wadaa in maanta oo Khamiis ah ay xubin aan joogto ah ka noqoto golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay, marka ay dhacdo codbixintii golaha guud ee Qaramada Midoobay.
Xarunta Qaramada Midoobay ee Magaalada New York waxaa ku sugan wafdi ka socda dowladda Soomaaliya oo uu hoggaaminayo wasiirka arrimaha dibadda Axmed Macallin Fiqi, si ay...
Tensions Rise in Puntland as Police boss Accuses PSF of Repeated Attacks
BOSASO, Somalia - A heightened tensions reported in Puntland's Bosaso city with the region's Police Commander, Muumin Abdi Shire, has issued a strong complaint against the Puntland Security Force (PSF), accusing them of repeatedly targeting the police.
According to the commander, the PSF has been consistently attacking the police, with the most recent incident occurring at the central prison in...
Strengthening Bonds: Somalia and South Korea Forge Partnership for Mutual Growth
SEOUL, South Korea - In a significant diplomatic move, the Prime Minister of the Federal Republic of Somalia, Hamsa Abdi Barre, recently met with his South Korean counterpart, Prime Minister Han Duck-soo, to discuss the future of their countries' bilateral relationship.
The meeting, held in Seoul, South Korea, was marked by a shared commitment to enhancing cooperation and fostering mutual...
Galmudug oo toogasho ku fulisay raggii dilay macallinka iyo dhaqtarka
DHUUSAMAREEB (SMN) -: Maxkamadda Gobolka Galgaduud ayaa maanta dil toogasho ah ku fulisay raggii dilay Macalinkii iyo Dhakhtarkii walaalaha ahaa ee horay aanada qabiil loogu dilay gobolkaasi.
Toogashada ayaa lagu fuliyay Nuur Cabdi Maxamed, Shuceyb Maxamed Faarax Aadan, iyo Bile cabdullahi Xasan, kuwaas oo horey u dilay Dr Axmed Xasan cusmaan iyo Macallin Axmed Xasan Cusmaan oo ahaa walaalo.
Raggan ayaa...











