Agaasimeyaashii hore ee wasaaradda shaqada oo dambi lagu waayay
MUQDISHO (SMN) - Maxkamadda Rafcaanka gobolka Banaadir ayaa Cabdullahi Maxamed Cali iyo Maxamed Cadde Mukhtaar ku waysay dhammaan eedeymihii musuq maasuqa ee xafiiska xeer ilaalinta uu ku soo eedeeyay.
Labadaan masuul ee maanta dembiga lagu waayey ayaa horay u soo qabtay xilka Agaasimaha guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS, waxaana horay sidaan oo kale dambi ugu waysay Maxkamadda...
R/W Xamza oo ka qayb-galay furitaanka shirka Kuuriyada Koonfureed iyo Afrika
SEOUL (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa ka qaybgalaya shir madaxeedka Kuuriyada Koonfureed iyo Afrika oo saaka si rasmi ah uga furmay magaalada Seoul.
Shirkan oo ah kii ugu horreeyay ee noociisa ah oo ay ka qaybgalayaan madaxda Afrika iyo Jamhuuriyadda Kuuriya, ayaa Ra’iisul Wasaare Xamsa waxa uu galabta ka jeedin doona khudbad...
Ciidamo ku wajahan furimaha hore ee dagaalka oo laga sagootiyay Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Boqolaal ciidamo deegaanka ah oo ka qayb-qaadanaya dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab ayaa xalay laga sagootiyay magaalada Muqdisho, kuwaas oo ku wajahan furimaha hore ee dagaalka.
Ciidamada oo wata gaadiidka dagaalka ayaa tegi doono gobolka Hiiraan, waxayna ka qayb qaadan doonaan howlgallada xoreynta ee ka socda gobolkaasi.
Xildhibaan Khaliif Cabdi Cumar oo sii sagootiyay ciidamadan ayaa kula dardaarmay...
Sawirro: Soomaaliya oo ka qayb-galeyso fadhiga guud ee Qaramada Midoobay
NEW YORK (SMN) - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa u Amba-baxay Magaalada New York ee dalka Mareykanka, isaga oo hoggaaminaya wafdiga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee ka qeybgalaya meertada 78-aad ee fadhiga guud ee Qaramada Midoobey oo lagu dooranayo xubnaha Golaha ammaanka, taasi lagu wado inay qabsoonto 6 bishan June.
Laga bilaabo 1-da...
SoDMA oo tababar ku saabsan ka jawaabista xaaladaha degdegga ah soo gebagabaysay
MUQDISHO (SMN) - Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa tababar kor loogu qaadayay aqoonta dhallinyarada iyo mutaddawiciinta Soomaliyeed ugu soo xirtay magaalada Muqdisho.
Tababarkan ayaa loogu tala galay in ay ka faa’iideystaan in ka badan 30 qof oo ka tirsan dhallinyarada iyo mutaddawiciinta ku nool Gobolka Banaadir, waxaana xoogga lagu saarayay aqoonta aasaasiga u ah fahamka u diyaar-garawga iyo ka jawaasibta...
Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre Joins World Leaders at Korea-Africa Summit
SEOUL - As Somalia moved towards fostering international cooperation and development, Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre has joined world leaders at the inaugural Korea-Africa Summit, held in Seoul, South Korea, on June 4-5, 2024.
The summit, themed "The Future We Make Together: Shared Growth, Sustainability, and Solidarity," is a landmark event aimed at strengthening the relationship between Africa and...
Somalia seeks Non-permanent UN security council Seat
NEW YORK - In a significant move for Somali diplomacy, Foreign Minister Ahmed Moallim Fiqi departed for New York on Monday, leading the delegation of the Federal Republic of Somalia to participate in the 78th session of the United Nations General Assembly (UNGA).
The high-level delegation aims to engage in critical discussions and negotiations at the global forum.
The primary focus...
Ethiopian Troops Cross Border into Southern Somalia, Establishing Military Posts
MOGADISHU, Somalia - In a recent development, advanced troops from Ethiopia have crossed the border from the Hiran and Bakool regions into southern Somalia. These forces, reportedly from the 5th Kilin area, have spread to various parts of the region, with some based in Bakool and others entering Gedo.
The troops are said to be well-equipped, carrying combat vehicles, including...
Ciidamo ka socda dalka Itoobiya oo kasoo talaabay xadka Soomaaliya
ADDIS ABABA (SMN) - Wararka naga soo gaaraya deegaanada dhaca xadka Soomaaliya ayaa sheegay in maanta ay kasoo tallaabeen ciidamo horleh oo ka socda dalka Itoobiya, kuwaas oo kasoo galay dhinaca xadka ee gobollada Hiiraan iyo Bakool.
Ciidamadan ayaa lasoo wariyay inay ka yimaadeen dhinaca kilinka 5-aad, waxayna isku fidiyeen qaybo kamid ah koonfurta Soomaaliya.
Qaar kamid ah ciidamadan ayaa saldhigtay...
XOG: Sidee ayuu u dhacay dilka loo gaystay Taliye Cabdulqadir Juuqlaawe?
CADALE (SMN) - Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal maanta lagu dilay taliyihii ururka daraawiishta Booliiska ee gobolka Shabeelaha Dhexe, kaas oo lagu magacaabi jiray, laba xidigle Cabdulqadir Maxamed Xaashi (Juuqlaawe).
Taliyaha aya ku dhintay is rasaaseyn dhex-martay ciidamo uu watay taliyaha iyo maleeshiyaad ku sugnaa duleedka deegaanka Xaaji Cali oo ah halka uu dilka ka dhacay.
Xogta ayaa sheegeysa...











