Dab khasaare nafeed gaystay oo ka kacay magaalada Hargeysa
HARGEYSA (SMN) - Wararka naga soo gaaraya Somaliland ayaa sheegaya in xalay dab khasaare nafeed gaystay uu ka kacay guri ku yaalla magaalada Hargeysa ee caasimada maamulkaasi.
Qoraal kasoo baxay taliska ciidanka dab damisla Somaliland ayaa lagu sheegay inuu dabkaas ku geeriyooday wiil yar oo saddex sano jir ah, sidoo kalena uu ku dhaawacmay wiil kale oo 5 sano jir...
Sawirro: Madaxweyne Xasan Sheekh oo xalay booqday suuqyada Nairobi
NAIROBI (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo caawa booqday qaar ka mid ah Suuqyada ganacsiga bulshada Soomaaliyeed ee ku yaala Xaafadda Islii ee magaalada Nairobi ayaa waqti la qaatay muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku sugnaa goobahaasi.
Madaxweynaha ayaa la wadaagay ganacsatada uu kula kulmay halkaasi fursadaha maalgashi, soo kabashada amni iyo horumarada uu xilligaan ku tillaabsaday...
Taliska Booliska oo war kasoo saaray howlgalka la dagaalanka anshax xumada
MUQDISHO (SMN) - Taliska qaybta guud ee booliska gobolka Banaadir oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa ka warbixiyay howlgallada ay ka wadaan gudaha magaalada Muqdisho ee lagula dagaalamayo anshax xumada.
Booliska ayaa shaaca ka qaaday in ujeedka uu yahay in la dhiso asluubta bulshada, ayna qayb ka tahay dowladnimada.
Warsaxaafadeedka ayaa u qornaa sidatan;-
Sababta aan xooga u saareyno la dagaalanka Anshax xumada...
Dowladda Soomaaliya oo isafgarad la gaartay UN-Habitat
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka wasaaradda hawlaha guud, dib udhiska iyo guryeynta dowladda FS mudane Cabdisalam Cabdi Ali (Dhaay) iyo madaxa hay’adda UN-Habitat ee Afrika Mr Oumar Sylla ayaa gaaray heshiis is afgarad wadashaqeyn ah oo labada dhinac dhex mari doona, sida magaaleynta waarta.
Wasiir Cabdisalam Cabdi Ali (Dhaay) oo heshiiskan ku tilmaamey inuu hordhac uyahay heshiis rasmi ah oo dhawaan...
Somalia’s president delivers keynote speech at African Development Bank Summit
NAIROBI, Kenya - In a powerful speech at the African Development Bank summit in Nairobi, President Hassan Sheikh Mohamud of Somalia highlighted the remarkable progress his country has achieved despite facing multiple challenges.
These challenges include security issues and the adverse impacts of climate change, which have been significant hurdles for the nation.
President Mohamud stressed that Somalia has succeeded in...
Madaxweynaha Soomaaliya oo shir muhiim ah uga qayb-galay Nairobi
NAIROBI (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda federalka ah ee Soomaaliya mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeybgalay shir sanadeedka Madaxweynayaasha Afrika iyo madaxda Bangiga Horumarinta Afrika oo ka dhacay magaalada Nairobi ee dalka Kenya.
Shirkan oo diiradda lagu saaray dib u habeynta qaab-dhismeedka maaliyadeed ee Afrika iyo isbadalka cimilada ayaa waxaa ka qeybgalay qaar ka mid ah Madaxweynayaasha Afrika, kuwaas...
Ciidamada Itoobiya oo bilaabay inay canshuuro ka qaadaan shacabka Gedo
DOOLOW (SMN) - Ciidanka Itoobiya ee ku sugan gobolka Gedo ee koonfurta Soomaaliya ayaa bilaabay inay canshuuro ka qaadaan shacabka ku dhaqan degmooyinka gobolkaasi, sida uu sheegay siyaasiga Idiris Xasan Faarax.
Siyaasigan oo la hadlay Idaacadda Shabelle ayaa ku eedeeyay ciidamada Itoobiyaanka iyo saraakiishooda inay qaataan canshuuraha kasoo xarooda gobolka, taas ay saameyn ku yeelatay reer Gedo.
Sidoo kale wuxuu tilmaamay...
Somalia’s Finance Minister Attends 21st Horn of Africa Initiative Ministerial Meeting in Nairobi
NAIROBI, Kenya - Somalia's Minister of Finance, Bihi Iman Igeh, recently participated in the 21st ministerial meeting of the Horn of Africa Initiative held in Nairobi.
The quarterly gathering aimed to review and evaluate the progress of ongoing projects funded by various donors since 2019, ensuring transparency in their implementation.
The meeting also included discussions on the border cooperation system, with...
Biixi oo ka qayb-galay shirka wasiirada Maaliyadda dalalka Geeska Afrika
NAIROBI (SMN) - Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Imaan Cige oo ku sugan magaalada Nairobi ee Dalka Kenya ayaa ka qeybgalay shirka ??-??? ee Iskaashiga Wasiirada Maaliyadda dalalka Geeska Afrika (Horn of Africa initiative) xili Magaalada Nairobi uu ka soconayo shirka Sanadlaha ah ee Bangiga Horumarinta Afrika.
Shirkaan waxaa diiradda lagu saaray
Dib-u-eegista iyo qiimaynta mashaariicda socda laga...
Intense Clashes Erupt Between Al-Shabaab and Daesh in Eastern Puntland
BOSASO, Somalia - In a recent turn of events, heavy fighting broke out between the militant groups Al-Shabaab and Daesh in the Galgala mountains, located in the eastern region of Puntland.
The battle, which lasted for several hours, was marked by the use of various types of weapons, the sounds of which could be heard from far and wide.
Both Al-Shabaab...











