Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Madaxweyne Cali Guudlaawe oo ka qayb-galay munaasabad ka dhacday Matabaan

MATABAAN (SMN) - Madaxweynaha dowlad goboleedka HirShabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa xalau ka qeybgalay munaasabad ay soo qabanqaabiyeen maamulka degmada Matabaan, taas oo ka dhacday xarunta degmada.   Shacabka degmada Matabaan ayaa ka mahadceliyay taariikhda uu u sameeyay Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe). “Waxaad na tusteen heer aan qiyaas laheyn oo la xariira dowladnimada Hirshabeelle....

QM oo Xasan Sheekh ku amaantay guulaha dagaalka Al-Shabaab

MUQDISHO (SMN) - Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan ayaa Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo dowladdiisa ku bogaadiyay guulaha laga gaarey dagaalka lagula jiro Al-Shabaab iyo horumarinta dhaqaalaha dalka.   Swan oo dhawaan dalka kusoo laabtay, ayaa qiray in dowladda Federaalka ay samaysay horumaro la taaban karo oo ay ku talaabsatay sanadihii u dambeeyay. "Madaxweyne Xasan Sheekh waxaan ku...

Somali President Hassan Sheikh Receives Praise for war on Al-Shabaab

MOGADISHU, Somalia - James Swan, the United Nations Special Representative for Somalia, has commended President Hassan Sheikh Mohamud and his government for fostering development in the country and successfully gaining a positive trajectory in the war against terrorism.   This recognition comes in the wake of significant progress made by the Somali government in recent years. Under President Mohamud's leadership, Somalia has...

Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka oo qaabilay wafdi ka socday QM + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XJFS Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta qaabilay agaasimaha barnaamijka Qarammada Midoobay ee Deegaanka (UNEP Excutive Director) Marwo Inger Anderson oo dalka ku timid booqasho shaqo.   Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka ayaa la wadaagay agaasinka, duruufta adag ee ay dalkeenna u keentay isbeddelka cimilada iyo sida ay lagama maarmaanka u tahay in wax laga qabto. Marwo Andersen...

Wasiirka arrimaha dibadda Somalia oo ka qayb-galay madasha Shiinaha iyo Carabta

BEIJING (SMN) - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga caalamiga ah ee Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi ayaa khudbadii ka jeediyay shirka 10-aad ee madasha Shiinaha iyo Carabta oo ka furmay Beijing.   khudbada u madasha Shiinaha iyo Carabta u ka jeedayay wasiir Fiqi ayaa daarneyda inay Soomaaliya soo dhaweynayso shirkadaha dalalka Shiinaha iyo Carabta, si ay u maalgashadaan fursadaha rajada leh ee...

Ministry of Public Works and UN-Habitat Reach deal for Sustainable Urbanization in Somalia

MOGADISHU, Somalia - In a significant development for Somalia's urban development and reconstruction efforts, the Minister of Public Works, Reconstruction and Housing of the Federal Government of Somalia, Mr. Abdisalam Abdi Ali (Dhaay), and the head of the UN-Habitat organization in Africa, Mr. Oumar Sylla, have reached a cooperation agreement.   This agreement is aimed at promoting sustainable urbanization in the...

SoDMA Commissioner Inaugurates New Interlock Road to Agency’s Headquarters

MOGADISHU, Somalia - Commissioner Mahamuud Moallim has officially opened a newly constructed Interlock road leading to the headquarters of the SoDMA (State Department of Management and Administration).   The one-kilometer road, which was a collaborative effort, saw contributions from local residents, businessmen, and the agency itself, which covered 50% of the costs. The road, which has been eagerly anticipated by the local...

Maxamuud Macallin oo xarigga ka jaray waddo ay dhistay SoDMA + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA , Md. Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa maanta xarigga ka jaray waddo Interlog la saaray taas oo gasha xarunta dhexe ee SoDMA.   Wadadaan ayaa dhirirkeedu dhan yahay ku dhawaad hal KM, waxaana iska gaashaday dhismaheda dadka degaanka, ganacsato iyo hay’adda SoDMA oo 50% dhiibtay. Jidkaan ayaa waxaa hore maristeeda ugu dhibqabay...

Somali Finance Minister Discusses Post-Debt Economic Priorities with UK, Norway, and Netherlands Officials

NAIROBI, Kenya - In another important step towards Somalia's economic recovery, the Somali Finance Minister, Bihi Egeh, met with senior officials and ministers from the United Kingdom, Norway, and the Netherlands during the African Development Bank (AfDB) Annual Meetings in Nairobi.   The discussions focused on Somalia's post-debt economic priorities, highlighting the international community's commitment to supporting the country's financial reforms...

Somali President Hassan Sheikh Engages with Somali Community in Nairobi

NAIROBI, Kenya - In a recent visit to Nairobi, Somali President Hassan Sheikh Mohamud spent time with the Somali community in the Isli neighborhood, visiting local markets and engaging with Somali citizens.   During his visit, the President shared valuable information about investment opportunities, security recovery, and the progress made in Somalia, encouraging the Somali community to comply with the laws...

WARAR KALE

Masar oo Xoojisay Taageerada Midnimada Soomaaliya iyo Iskaashiga Labada Dal

Muqdisho – Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar u qaabilsan Arrimaha Afrika, Danjire Maxamed Kariim Shariif, ayaa booqasho rasmi ah ku yimid Soomaaliya, si loo...

Somalia, Egypt Hold Aid Talks in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s disaster management chief met Wednesday with a senior Egyptian official in Mogadishu to strengthen humanitarian cooperation.   The chairman of SoDMA, Mohamud...

Cirro oo La Kulmay Wasiirka Difaaca Israa’iil, Iskaashi Amni oo Cusubna ka Wada Hadlay

Tel Aviv – Wasiirka Gaashaandhigga Israaiil, Israel Katz, ayaa sheegay in muddo sannado ah ay ka sameynayeen hawlgallo taxane ah oo sir ahaa gudaha maamulka...