Somali Defense Ministry Investigates Diversion of Rations for Elite Danab Forces
MOGADISHU, Somalia - In a significant development, the Somali Defence Ministry has confirmed the diversion of rations intended for the elite US-trained Danab forces, a unit within the Somali National Army (SNA).
The Danab Brigade, established in 2017 following an agreement between the US and Somalia, has been pivotal in the country's fight against the extremist group al-Shabab. The diversion...
Sawirro: Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray dalka Tansaaniya
DAARUSALAAM (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si diirran loogu soo dhaweeyey dalka Tansaaniya halkaas oo xarun u ah Dallada Bulshada Bariga Afrika ee dhawaan ay ku biirtay Soomaaliya.
Madaxweynaha oo martiqaad rasmi ah ka helay Madaxweynaha Tansaaniya Marwo Samia Suluhu Hassan ayaa la yeelan doona shir ku saabsan xaaladda gobolka iyo danaha wadajirka ah...
Somali Government Claims Victory in Anti-Al-Shabaab Operations
MOGADISHU, Somalia - The Somali government has announced a significant victory in its ongoing battle against the al-Shabaab, reporting the killing of over 70 militants and the injury of 30 others in a follow-up military operation in the Tabar-mooge area, located approximately 28km north of Harardhere town.
The operation was conducted in collaboration with international partners, showcasing the government's commitment...
Dowladda oo sheegtay inay howlgal ku dishay 70 ka tirsanaa Al-Shabaab
MUQDISHO (SMN) - WAR SAXAAFADEED
Muqdisho, 25 April, 2024: In ka badan 70 Khawaarij ah ayaa lagu dilay ilaa 30 kalana waa lagu dhaawacay hawlgal ay iska kaashadeen Ciidanka Qaranka iyo saaxiibada caalamka oo laga fuliyay hawdka deegaanka Tabar-mooge oo qiyaastii 28-km Waqooyi kaga beegan magaalada Xarardheere ee Gobolka Mudug.
Maleeshiyaadka halaagsamay waxaa lagu beegsaday saddex barood oo ku yaala deegaankaas,...
UN releases 3 million USD to combat expected flooding in Somalia
MOGADISHU, Somalia - The international donor-backed Somalia Humanitarian Fund (SHF), designed to address the country's most urgent needs, has allocated 3 million U.S. dollars to help address the anticipated flooding, the United Nations said on Tuesday.
The UN Office for the Coordination of Humanitarian Affairs (OCHA) said the funds will reduce the humanitarian impact of the predicted flooding to communities...
Guddoomiye Madaale oo dhagax dhigay dhismaha waddo muhiim ah + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta dhagax dhigay dhismaha waddada Laamiga Via Uganda oo ah wadada isku xirta isgoosyada Dabka iyo Dekadda Magaalada Muqdisho.
Munaasabaddan dhagax-dhiga waxaa goob joog ka ahaa Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasada iyo Guddoomiye Kuxigeenka Howlaha Guud ee Gobolka Banaadir iyo Guddoomiyeyaasha Degmooyinka Waabari iyo...
DF oo mamnuucday shirarka lagu qabto dalka dibaddiisa + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirrada ayaa faray Hey’adaha Dowladda in aan lagu qaban karin meel ka baxsan dalka shirarka u dhexeeya heerarka kala duwan ee hey’adaha dowladda.
Golaha Wasiiradda ayaa warbixin ku saabsan xaaladda goballada dalka, waxa ay dhageysteen Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisinta, waxana ay...
FM Ahmed Fiqi receives Head of IGAD Mission for collaborative talks
Mogadishu, Somalia — The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation Ahmed Moallim Fiqi, welcomed the Head of the IGAD Mission to Somalia Mohamud Abdi Ahmed, to his office at the Ministry in the capital, Mogadishu, for a courtesy visit.
During the meeting, Mr. Mohamud extended a congratulatory message from the Executive Secretary of the Intergovernmental Authority on Development (IGAD),...
UN envoy Meets Hirshabelle President for Farewell Discussion on Key Issues
MOGADISHU, Somalia - In her first farewell call to leaders of Federal Member States (FMS), the United Nations (UN) Special Representative for Somalia, Catriona Laing, today met with Hirshabelle's President, Ali Gudlawe Hussein.
During their meeting, they discussed several key issues in Somalia, including the constitutional review process, the engagement of the National Consultative Council, efforts to combat Al-Shabaab, stabilization...
President Hassan Sheikh Urges Unity in Somalia: A Step Towards Stability
MOGADISHU, Somalia - In a recent statement, Somalia's President Hassan Sheikh Mohamud has called for national unity amidst growing constitutional disputes with regional leaders.
This appeal for unity comes at a crucial time for the nation, as it seeks to navigate the complexities of its political landscape and achieve lasting stability and progress.
The President's call for unity emphasizes the importance...












