Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somali Military Court Sentences Police Officers to Death for Businessman’s Murder

MOGADISHU, Somalia - In a significant development within Somalia's legal system, the military court has handed down the death penalty to two Somali police officers, including the commander of the Huriwaa police station, Abdifatah Mohamed Hassan Qoslaaye.   This verdict was reached following their conviction for the alleged murder of businessman Abukar Ahmed Kaabah on February 24, 2024. The court proceedings revealed...

Maxkamadda Ciidamada oo xukun adag ku ridday taliye Qoslaaye iyo rag kale

MUQDISHO (SMN) - Maxkamadda Ciidamada ayaa Dil-toogasha ah ku xukuntay Cabdifatax Maxamed Xasan Qoslaaye & Maxamed Cabdi Maxamed Qoone oo kala  ahaa taliyihii Hilwaa, Kabtan Police ka tirsan & Dable Gacanyare u ahaa Taliyaha.   Waana Qasaasta Marxuum Abuukar Axmed Kaabax oo ay Dileen 24/02/2024. Sidoo kale Maxkamadda ayaa ka Xayuubisay Darajadiisa Ciidan, kana Saartay Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Dhamme Qoslaaye & Qoone. Maxkamadda...

Sawirro: Duqo Muqdisho oo deeq lacageed u qaybiyay dad danyar ah

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta deeq lacageed oo Ciid siin ah u qeybiyay qaar ka mid Dadka Baahiyaha Gaarka qaba, Haweenka waayeelka ah, Agoonta, Dadka Nugul iyo Muwaadiniinta u dhashay dalalka Syria, Yemen iyo Falastiin ee kunool Magaalada Muqdisho.   Barnaamijkan Ciid-siinta (Deeqda Lacageed) oo sanadkii labaad uu bixinaayo...

Strengthening Relations Amidst Tragedy: Somali PM Meets Turkish Ambassador

MOGADISHU, Somalia - On April 6, 2024, the Prime Minister of the Federal Government of Somalia, H.E Hamza Abdi Barre, received the Ambassador of Türkiye to Somalia, Alper Aktas, at his office in Mogadishu.   The meeting took place against the backdrop of a tragic incident involving the death of a Turkish citizen, Abdurrahim Yoruk, who was killed in a roadside...

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay safiirka Turkiga + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Turkiga u fadhiya Soomaaliya Mudane Alper Aktaş, kaas oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka iyo Iskaashiga walaalnimo ee u dhexeeya labada dowladood.   Ra’iisul Wasaaraha ayaa Danjiraha la wadaaga tacsida muwaadin u dhashay dalka Turkiga oo isaga oo gargaar qeybinaya ay...

Body of Turkish aid worker killed by bomb in Somalia airlifted home for burial

MOGADISHU, Somalia - The body of a Turkish humanitarian aid worker who lost his life in a “heinous” terrorist attack in Somalia was sent to Türkiye for burial on Friday.   Abdurrahim Yoruk, an aid worker working for Safa Vakfi, a Turkish humanitarian group, was killed in Mogadishu's Garasbaley neighborhood on Thursday after a bomb targeted his vehicle while it was...

NUSOJ Demands Immediate and Unconditional Release of Detained Journalist in Gedo Region

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) urgently demands the immediate and unconditional release of journalist Mohamud Abdirashid Moallim, widely known as Boodboode, who has been unjustly detained for the past five days in Luuq district, Gedo region, denouncing it as a violation of press freedom and unfair treatment of a dedicated journalist.   Mohamud Abdirashid Moallim, a stringer for Radio...

Al-Shabaab Militants Launch Deadly Attack in Bal’ad Town, Somalia

BAL'AD, Somalia - On the morning of April 6, 2024, Al-Shabaab militants carried out a deadly attack in the center of Bal'ad town, located in the Middle Shabelle region of Somalia.   The attack involved large explosions followed by armed militants storming two army bases in the town. The assault targeted a Somali spy agency building, with the militants claiming to...

Faa-faahino kasoo baxaya weerar qaraxyo ku billowday oo lagu qaaday Balcad

BALCAD (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar culus oo ay Al-Shabaab saaka ku qaadeen degmada Balcad ee gobolka Shabeelaha Dhexe, kaas oo uu xigay dagaal toos ah.   Weerarka ayaa ku billowday qaraxyo, waxaana lagu beegsaday laba koontarool oo ay ku sugnaayeen ciidamada dowladda, sida ay innoo sheegeen ilo wareedyo xilkas ah. Guddoomiyaha degmada Balcad Qaasim...

Ciidamada Booliska oo soo qabtay rag dilal ka gaystay Muqdisho + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Sida lagu shaaciyey qoraal ka soo baxay Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo kaashanaya Hay’addaha Amaanka ayaa gacanta ku soo dhigay eedeysanayaal tiradoodu gaareyso 5 qof, kuwaas oo loo heysto inay dil u geysteen 4 muwaadin, dilalkaas ayaa ka kala dhacay degmooyinka kala duwan ee ka tirsan Gobolka Banaadir.   Afarta eedeysane ee gacanta lagu dhigay dembiyada dilka ahna loo...

WARAR KALE

Murusade Elders Issue Communiqué on June 3 Attack on Peace Meeting in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia -- Traditional elders and intellectuals from the Murusade community issued a strongly worded statement following a consultation meeting held in Mogadishu on...

Somaliland iyo Israa’iil oo gaarey heshiisyo cusub

QUDUS - Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) iyo Madaxweynaha Israa’iil Isaac Herzog ayaa Axaddii si wadajir ah warbaahinta ula hadlay kaddib kulan ay...

Somaliland, Israel agree to deepen cooperation after presidential talks

JERUSALEM - Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro) and Israeli President Isaac Herzog on Sunday pledged to strengthen cooperation between their two sides following...