Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Turkey offers treatment for 19 survivors of SYL hotel attack

MOGADISHU, Somalia - A Turkish military plane airlifted 19 victims of the SYL hotel attack by Al-Shabaab for medical treatment, the health ministry announced on Sunday.   The injured were flown from Mogadishu's Aden Abdulle International Airport to Turkey aboard a military aircraft. President Hassan Sheikh said goodbye to the wounded victims. Five armed Al-Shabaab gunmen attacked the SYL Hotel in the capital...

Madaxweyne XASAN oo sagootiyey dhaawacyadii Hotel SYL, una baxay safar

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha JFS Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud, Wasiirro, Xildhibaanno iyo mas’uuliyiin kale ayaa saaka garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ka sagootiiyay 19 ka mid ah dadkii ku dhaawacmay weerarkii Al-Shabaab ka geystay Hotel SYL ee magaalada Muqidisho.   Dhanka kale, Madaxweynaha ayaa safar shaqo ugu amba-baxay dalka Ereteriya oo ay tababar ku qaadanayaan qaar ka mid ah Ciidamada Qalabka...

Qatar Strongly Condemns Attack On Hotel In Mogadishu, Somalia

Doha, Qatar: The State of Qatar expressed its strong condemnation and denunciation of the attack that targeted a hotel in the Somali capital, Mogadishu, which resulted in deaths and injuries.   In a statement on Sunday, the Ministry of Foreign Affairs reiterated the State of Qatar's firm stance that rejects violence and terrorism, regardless of the motives and reasons. The Ministry expressed...

Somalia attends high-level forum in Ethiopia amid soaring relations

ADDIS ABABA, Ethiopia - The Ambassador of Somalia to Ethiopia, Abdullahi Mohamed Warfa, attended the 22nd meeting of the Executive Council of the African Union at the African Union headquarters in Addis Ababa.   The meeting was focused on the next election of the top leadership of the African Union which is scheduled to take place in February 2025. The Minister of...

Somali military says senior Al-Shabaab commanders killed in operation

HARARDHERE, Somalia – The Somali military says it carried out a planned operation targeting the Al-Shabaab position in the central Mudug region amid a stepped-up offensive.   The government forces killed Mohamed Isack Mara'adde, a top Al-Shabaab commander along with a foreign fighter in the raid carried out in the Dumare, outside Harardhere city. The total number of militants neutralized is estimated...

Maxkamadda racfaanka oo la horgeeyay mas’uuliyiin loo haysto musuq-maasuq

MUQDISHO (SMN) - Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir ayaa maanta u fariisatay Dacwad loo haysto saraakiil loo haysto Eedaymo Musuq maasuq, Saraakiishan ayaa hore Maxkamadda Gobolka Banaadir uga soo saartay xukun ah in lagu waayay eedaymihii loo soo jeediyey xoriyadoodana dib ugu celisay balse Xafiiska Xeer ilaaliyaha Guud ee qaranka ayaa ka qaatay Racfaan.   Eedaysanayaashan ayaa ka tirsanaa wasaaradda shaqada iyo...

Indian Navy seizes Bulgarian ship from Somali pirates and rescues the crew

MOGADISHU, Somalia - Indian naval forces including special commandos seized a cargo vessel that had been hijacked by Somali pirates, rescuing 17 crew members, a spokesperson for the navy said on Saturday (16 March).   The navy said in a post on social media platform X that all 35 pirates aboard the ship, the Maltese-flagged bulk cargo vessel Ruen, had surrendered,...

Ciidanka Hindiya oo gacanta ku dhigay burcad badeeddii haysatay markabka Ruen

MUQDISHO (SMN) - Ciidanka badda Hindiya ee ku sugan xeebaha Soomaaliya ayaa soo badbaadiyey 17 shaqaale ah oo saarnaa markabka MV Ruen oo muddo saddex bilood ah gacanta ugu jiray burcad baddeeda Soomaaliya, sida ay baahiyeen ciidaamadda badda ee Hindiya.   Howlgal qaatay in ka badan 40 saacood oo gacan ka hadal ah ayaa waxaa fuliyey Markabka dagaalka ee INSSubhadra oo...

Madaxweynaha maamulka Puntland oo magacaabay guddi cusub + Ujeedka

GAROOWE (SMN) - Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa isagoo ka duulaya barnaamijka wax-qabadka xukuumadda ee Hormarinta Wax-soo-saarka iyo kobcinta Dhaqaalaha, wuxuu xubnaha magacyadoodu hoos ku xusan yihiin u magacaabay Guddiga dardargelinta Ganacisga Puntland.   Magacyada Xubnaha Guddiga: 1. Wasiir. Maxamed Faarax Maxamuud Guddoomiye 2. Wasiir. Cumar Cabdisamad Yuusuf (Dhuux) Xubin 3. Wasiir. Shaakir Maxamed Guuleed Xubin 4. Wasiir. Axmed Shire Siciid Xubin 5. Mudane....

HirShabelle oo war cusub kasoo saartay dagaalkii cuslaa ee ka dhacay Beledweyn

JOWHAR (SMN) -  Wasiirka Arrimaya Gudaha HirShabelle Cabdi Daahir Guure oo la hadlay Idaacadda Shabelle ayaa ka warbixiyay dagaalkii dhawaan ka dhacay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.   Dagaalkaas ayaa waxa uu dhexmaray ciidamada maamulka HiSshabelle iyo kuwa kale oo taabacsan maamulka isku magacaabay Hiiraan State, waxaana ka dhashay khasaare soo kala gaaray labada dhinac. Wasiirka ayaa sheegay in mas'uuliyada dagaalkaasi...

WARAR KALE

Somalia, Egypt Discuss Strengthening Defence and Security Cooperation

MOGADISHU, June 16 — Somalia's Defence Minister Ahmed Moallim Fiqi met on Monday with Egypt's Assistant Foreign Minister for African Affairs, Mohamed Karim Fouad,...

AUSSOM Reviews Security Situation in Beledweyne, Strengthens Coordination With Somali Forces

BELEDWEYNE, June 16 — African Union Support and Stabilization Mission in Somalia (AUSSOM) officials convened a security review meeting in the central Somali city...

OIC Condemns Opening of Somaliland Mission in Jerusalem, Reaffirms Support for Somalia

JEDDAH, June 16 — The Organization of Islamic Cooperation (OIC) on Tuesday strongly condemned the opening of what it described as a "Somaliland embassy" in...