Degrading Al-Shabaab is our top priority in 2024, says Somali president
MOGADISHU, Somalia - The President of Somalia the priority of his government is to fight and eliminate the Al-Shabaab and restore law and order in the entire country before his 4-year tenure ends in early 2026.
"Many areas that have been under the control of terrorists for a long time are free today. The citizens are living with honor and...
UN calls for greater effort in ensuring women’s inclusion in Somali politics
Mogadishu –On the occasion of International Women’s Day, the United Nations today called on the Somali authorities to invest greater effort in ensuring women’s inclusion in politics and making the minimum 30 per cent quota for women’s parliamentary representation a reality.
“The minimum 30 per cent quota will go a long to helping promote gender equality and women’s empowerment in Somalia....
Guddiga joogtada ah ee BFS oo war kasoo saaray dhacdadii garoonka Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay kulanka 15-aad ee Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
Xubanaha Guddiga Joogta ah ee Golaha Shacabka oo ka dooday dhacadadii ka dhacay Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cabdulle Cismaan (Aadan Cade), ayaa waxaa uu Guddoomiyaha Guddiga Gaadiidka, Duulista,...
Madaxweynaha Soomaaliya oo tababar usoo xiray ciidamo cusub + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tababbar u soo xiray cutubyo ka mid noqonaya Ciidamada Side Gaarka ah u tababaran ee Gorgor oo ka qalin jabiyey dugsiga ciidamada ee Turksom.
Madaxweynaha ayaa khudbadda uu u jeediyay halyeeyadan u istaagay difaaca dalkooda, waxa uu tilmaamay in muhiimadda koowaad ay dowladdu saareyso dib u habaynta Ciidanka...
Somali cabinet passes new bank leadership and bills
MOGADISHU, Somalia - The weekly meeting of the Cabinet of Ministers of Somalia approved the appointment of the chairman of the Development Bank and the Director General of the Bank.
The statement from the office of the prime minister announced that Hodan Osman had become the chairman of the Development and Reconstruction Bank of Somalia.
The weekly meeting was chaired by...
R/W Xamza oo xarigga ka jaray dhismaha cusub ee qeybta C.I.D + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray dhismaha cusub ee qeybta baarista danbiyada ee C.I.D oo lagu soo kordhiyey qalab casri ah.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in dhismahan cusub uu qeyb weyn ka qaadan doonno Horumarinta caddaaladda, ka hortagga iyo dabatagga danbiyada, xukuumadduna ay mudnaan gaar ah siineyso tayeynta iyo...
Wasiirka Maaliyadda oo soo xiray shirka horumarinta dhaqaalaha ee IMF iyo DF
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Maaliyadda Xumumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa maanta soo xiray shirka horumarinta dhaqaalaha ee IMF iyo Dowladda Soomaaliya.
Shirkan ayaa laba toddobaad ka socday magaalada Nairobi ee Dalka Kenya, waxaana dib-u-eegis loogu sameyay hannaanka Maaliyadda Soomaaliya ee 3-dii bilood ee la soo dhaafay & waxa u qabsoomay Dowladda kadib gaariddii barnaamijkii deyn cafinta.
Mudane Biixi...
Turkey signs oil and gas exploration deal with Somalia
ANKARA - Turkey and Somalia signed an energy exploration and drilling deal on Thursday, further strengthening bilateral ties after concluding a defence agreement last month.
The deal targets hydrocarbon reserves in its exclusive economic zone, which hasn’t been developed since the collapse of the Somali government in the early 1990s. It also includes land exploration.
The agreement was signed by Turkish Energy...
Somalia’s elite Danab forces take part in military exercise in Kenya
NAIROBI, Kenya - The Somali commandos of Danab participated in an 11-day military exercise led by the United States called "Justified Accord".
The joint drill, which took place in Kenya, brought together 1,000 soldiers and different military units from 23 countries.
Justified Accord is a US Africa Command-led exercise aimed at strengthening regional peace, security, and humanitarian aid capabilities in East...
Golaha Wasiirrada oo ansixiyey magacaabista Guddoomiyaha iyo Agaasimaha Bangiga Horumarinta Somalia
MUQDISHO (SMN) - Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamsa Cabdi Barre.
Shirkan ayaa lagu ansixiyay magacaabista Guddoomiyaha Bangiga Horumarinta iyo dib-u-dhiska Soomaaliya iyo Agaasimaha Guud ee Bangiga Horumarinta iyo dib-u-dhiska Soomaaliya.
Golaha Wasiirrada ayaa si aqlabiyad ah u ansixiyay soo jeedinta Wasaaradda Maaliyadda in Marwo Hodan Cismaan...












