Cabdirashiid Duqa: Shabelle waa Shabeelkii baahalka oo kale ma cabsato

0

MUQDISHO (SMN) – Cabdirashiid Maxamed Xaashi (Duqa) agaasimaha warfaafinta xafiiska madaxweynaha oo ka qayb-galay munaasabadda lagu xusayey sanad guurada 20-aad ee aaska Shabakadda Warbaahinta Shabelle ayaa jeediyey khudbad taabaneysa dhinacyo kala duwan.

Cabdirashiid ayaa shaaca ka qaaday in Shabelle ay tahay shabakad warbaahineed oo dhex-dhexaad ah, ayna si gambasho la’aan ah uga hadasho dhacdooyinka taagan.

“Shabelle waa Shabeelkii baahalka oo kale ma cabsato, Maalinka doorashadana ayagoo madaxwaynaha soo laabtay tabinayo ayaan rajeynayaa” ayuu yiri C/rashiid Duqa.

Halkan hoose ka daawo:-

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here