Daawo: Xafladda sanad guurada 20-aad ee Shabelle oo lagu qabtay Muqdisho

0

MUQDISHO (SMN) – Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa xalay lagu qabtay xaflad loogu dabaal-dagayey sanad guurada 20-aad ee kasoo wareegtay aas aaska Shabelle.

Munaasabadda oo aheyd mid ballaaran ayaa waxaa kasoo qayb-galay wasiiro, xildhibaano, qaybaha kala duwan ee bulshada rayidka ah iyo bahda saxaafadda.

Ka qayb-galayaasha oo qaarkood khudbado ka jeediyey xafladda ayaa ka hadlay taariikhda faca weyn ee Shabelle oo soo martay marxalado kala duwan.

Halkan hoose ka daawo:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here