Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Jeneraal Sahal oo Bogaadiyay Guusha Ciidanka DFS iyo kuwa UPDF ee dagaalka Bariire

Shabeellaha Hoose, 10 August 2025 – Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Jeneraal Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa shalay kormeer shaqo ku tagay deegaanka...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Gaaray Dalka Aljeeriya

Algiers – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Cabdisalaam Cabdi Cali, oo ay wehliyaan wafdi heer sare ah, ayaa...

Xildhibaan xaqiijiyay inuu jiro Mooshin ka dhan ah Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya

Muqdisho, Soomaaliya | Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijiyay in mooshin kalsooni kala noqosho ah laga diyaarinayo Ra’iisul Wasaare Xamsa...

Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo dhaliil kulul u jeediyay hoggaanka dalka, kuna baaqay isbeddel degdeg ah

Muqdisho – Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa dhaliil adag iyo canaan siyaasadeed u jeediyay maamulka Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, isagoo ku eedeeyay inuu waddanka geliyay...

Maraykanka oo diirada saaraya danaha uu ku leeyahay Puntland iyo Somaliland

Boosaaso – Dowladda Mareykanka ayaa si rasmi ah u joojisay taageeradii ay siin jirtay Ciidanka Danab iyo sidoo kale dhaqaalihii ay ku bixin jirtay...

Trump oo sheegay inay miiska u saaran tahay aqoonsiga Somaliland

WASHINGTON - Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa markii ugu horreysay si dadban uga hadlay arinta la xiriirta suurtagalnimada aqoonsiga Maamulka Somaliland oo la qorsheeyay...

Xiisad ka taagan Doolow kadib markii Itoobiya ay kordhisay ciidamadeeda, cabsi laga qabo dagaal

Doolow – Wararka ka imaanaya degmada Doolow ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in saacadahii ugu dambeeyay dowladda Itoobiya ay si weyn u kordhisay ciidamadeeda...

Ciidamada Dowladda oo Beeniyay Wararka Sheegaya in Macawiisley ay Isku Dhiibeen Al-Shabaab

Beledweyne – Saacadihii lasoo dhaafay waxaa baraha bulshada iyo warbaahinta qaar kusoo baxay warar sheegaya in xubno katirsan macawiisleyda gobolka Hiiraan ay isku dhiibeen...

Wasiir Fiqi: “Ilaa dalka oo dhan laga saaro Al-Shabaab, dagaalka socda ma istaagi doono”

Muqdisho – Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Maclin (Fiqi), ayaa sheegay in dagaalka lagula jiro kooxda al-Shabaab uusan joogsan doonin ilaa laga cirib tiro guud...

Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo AUSSOM oo dib ula wareegay Bariire

BARIIRE - Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo ay garab siinayaan ciidamada Midowga Afrika ee AUSSOM ayaa Jimcihii dib ula wareegay magaalada istaraatiijiga ah ee...

WARAR KALE

Trump Appoints New US Ambassador to Somalia

WASHINGTON — US President Donald Trump has named Devin Kennington as the next US ambassador to Somalia, filling a diplomatic post that has remained...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan ka dhacay dalka Muqdisho

Muqdisho, Soomaaliya - Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Gen. Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan soo dhaweyn iyo mahadcelin ah u sameeyay dhaqaatiir Soomaaliyeed oo ka...

Madaxweynaha Mauritania oo qaabilay Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya

Nouakchott, Mauritania - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Mauritania, Maxamed Waaled Sheekh Al-Ghazouani, ayaa ka guddoomay Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Sheekh Mukhtaar...