24.5 C
Mogadishu, Somalia
06/08/ 2121
Home WARARKA

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Nin Soomaali ah oo lagu dilay dalka Mareykanka

Rag hubeysan oo Burcad ah ayaa xalay Saqdii dhexe waxaa ay goob Ganacsi oo uu ka Shaqeeynayay ku dhex dileen Muwaadin Soomaaliyeed,...

Sawirro: Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo soo xiray shir muhiim ah

Ku-simaha Madaxweynaha Puntland, Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa soo xiray Shirweynaha Haweenka Puntland ee ka qayb-galka Doorashooyinka Goleyaasha...

Qarax khasaare geystay oo ka dhacay magaalada Kismaayo

Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay qarax galabta ka dhacay gudaha magaallo xeebeedka Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose. Qaraxa...

RW Rooble oo kusoo laabtay Muqdisho, kana warbixiyey shirkii London

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wefdigiisa oo dalka dib ugu soo laabtay ayaa markale ka tacsiyeeyay qaraxii shalay kooxda...

Senatoradii ugu horreeyey ee Aqalka Sare oo lagu doortay magaalada Kismaayo

Xubnihii ugu horreeyay ee Aqalka Sare ee baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta lagu doortay Jubaland iyadoo ay billaabatay doorashada Soomaaliya, kadib dhowr mar oo ay...

Xijaar “Ma jiro Musharrax aan u diidnay warqadaha dambi la’aanta”

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Gen Xijaar oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in aysan jirin cid loo diiday waraaqda danbi la’aanta ah ee...

Maxay ka wada-hadleen ra’iisul wasaare Rooble iyo Dominic Raab?

Ra’iisul Waaaaraha Xukuumadda JFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay Xoghayaha Arimaha Dibadda ee dalka Britain ,Dominic Raab kaas oo ay ka wada...

Senator-kii ugu horreeyey ee Aqalka Sare oo lagu doortay Koonfur Galbeed

Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah maamulka Koonfur Galbeed waxaa ka socota doorashada xubnaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka ku matalaya maamulkaas. Samsam ibraahim Cali...

Barakac xoogan oo ka socda gobollada Amhara iyo Tigray ee Ethiopia

Ilaa 5 kun oo qaxooti Ethiopian ah ayaa la filayaa in maalmaha soo socda ay ka gudbaan xadka Sudan, sida uu sarkaal ka tirsan...

Faah faahino kasoo baxaya dil ka dhacay magaalada Laascaanood

Wararka ka imaanaya gobolka Sool ayaa sheegaya in xalay mas’uul ka tirsanaa guddiga doorashooyinka Somaliland lagu dilay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolkaasi. Sida ay innoo...

MOST COMMENTED

Former Korean ambassador to Somalia tells the real story of Mogadishu

Former Korean ambassador to Somalia Kang Shin-sung recalls vividly the day when he waved the Korean flag with all his might in front of...