Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Wafdi Sare oo ka Socday Ciidanka Cirka Pakistan oo Muqdisho ka Ambabaxay Kaddib Booqasho...

MUQDISHO - Wafdi sare oo ka socday Ciidanka Cirka Pakistan (Pakistan Air Force – PAF) ayaa dib ugu laabtay Islamabad, kaddib markii ay soo...

Xasan Sheekh iyo Dhaxal-sugaha Kuwait oo ka wada hadlay xiriirka labada dal

NEW YORK — Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la yeeshay Dhaxal-sugaha Kuwait Sheekh Sabah Khaled Al-Hamad Al-Sabah, kaas oo ka dhacay magaalada...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo La Kulmay Taliyaha Difaaca Cirka Pakistan

Muqdisho - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan la yeeshay wafdi ka socday Dowladda Pakistan oo uu hoggaaminayay...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad oo Guddoomiyay Shir Lagu Ansixiyay Qorshaha Qaran ee El Niño

Muqdisho - Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa guddoomiyay kulan heer wasiir ah oo diiradda lagu...

Soomaaliya oo Ka Qayb-gashay Shirweynaha Caalamiga ah ee FAO

Rome, Talyaaniga - Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka qayb-gashay Shirweynaha Caalamiga ah ee Hay’adda Cuntada iyo Beeraha ee Qaramada...

SoDMA oo Adkaysay Diyaar-garowga El Niño iyo Fatahaadaha

MUQDISHO - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa khudbad ka jeediyay Madasha Arrimaha Bani’aadannimada Soomaaliya (CHF 2026), isagoo xoogga...

Wasiirka Cadaaladda oo la Kulmay Guddoomiyaha Hay’adda La-dagaallanka Musuqmaasuqa ee Kuwait

Kuwait - Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Macallin Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Guddoomiyaha Hay’adda La-dagaallanka Musuqmaasuqa...

Dowladaha Soomaaliya iyo Morocco oo ka Wadahadlay Xoojinta Xiriirka Labada Dal

New York - Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali, ayaa magaalada New York kula kulmay Wasiirka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la Filayo inuu Khudbad ka Jeediyo Golaha Guud ee QM

New York - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka qaybgalay furitaanka Meertada 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay, oo ka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Kulamo Dhinacyo ah la Qaatay Hoggaamiyeyaal Caalami ah

New York - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York ee dalka Mareykanka kulamo dhinacyo ah kula yeeshay madax iyo...

WARAR KALE

Soomaaliya iyo Jarmalka oo ka wada hadlay amniga iyo diyaar-garowga AUSSOM

MUQDISHO — Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya, S/Guuto Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag, ayaa kulan la yeeshay Safiirka Jarmalka u fadhiya Soomaaliya, Sebastian Groth, iyagoo ka...

Somalia, Germany discuss security cooperation and AUSSOM transition

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s Minister of Internal Security, Brigadier General Abdullahi Sheikh Ismail Fartaag, held talks with Germany’s ambassador to Somalia, Sebastian Groth, on...

Xasan Sheekh iyo mas’uul Mareykan ah oo New York kaga wada hadlay xiriirka labada...

NEW YORK — Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada New York kulan kula yeeshay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka ee Arrimaha Afrika, Frank...