Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Oo Kulamada Gollaha Shacabka ka Joojiyay 20 Xildhibaan 

MUQDISHO, Soomaaliya — Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Soomaaliya ayaa si kumeelgaar ah u hakiyay 20 Xildhibaan oo ka tirsan Baarlamaanka, kuwaasoo aan ka qeyb...

Dowladda Soomaaliya oo Beenisay Inuu Xumaadey Xiriirka Kala Dhaxeeya Masar

MUQDISHO, Soomaaliya — Dowladda Soomaaliya ayaa si xooggan u beenisay wararka warbaahinta ka soo baxay ee sheegayay in khilaaf uu soo kala dhex galay...

Sheekh Shariif oo cambaareeyay gacan-ka-hadalkii ka dhacay Gollaha Shacabka

MUQDISHO, Soomaaliya - Sheekh Shariif, Madaxweynihii 8aad ee Soomaaliya ayaa si adag u cambaareeyay falka gacan-ka-hadalka ah ee ay geysteen qaar ka mid...

Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo Dib Loo Dhigay ilaa May 5

MUQDISHO, Soomaaliya - Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka (GWQ), oo markii hore lagu waday inuu ka furmo magaalada Muqdisho Khamiista, ayaa dib loo dhigay...

Qalalaase ka dhacay Gollaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya

MUQDISHO, Soomaaliya — Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa galay qalalaase Arbacadii maanta markii xildhibaanada dhexmaray gacan ka hadal intii lagu jiray kulan fowdo badan oo...

Puntland oo sii daysay 15 Maxbuus oo Laga Qabtay Somaliland 

Garoowe, Soomaaliya – Maamulka Puntland ayaa xaqiijiyay in ay si rasmi ah u sii daayeen 15 maxbuus dagaal ah oo ay gacanta ku hayeen...

Dadka Wata Baasaboorka Taiwan oo laga mamnuucay inay tagaan Soomaaliya

TAIPEI – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u mamnuucday in dalka ay soo galaan muwaadiniinta wata baasaboorka Taiwan, iyadoo sabab uga dhigtay...

Xildhibaan Caana-nuug: Aadan Madoobe waa eedeysane, xilkana waa laga qaadaa

MUQDISHO, Soomaaliya - Xildhibaan Maxamed Cali Cumar oo kamid ah Gollaha Shacabka ayaa sheegay in Gudoomiye Aadan Madoobe uu eedeysane yahay, islamarkaana laga xayuubin...

Al-Shabaab oo 5 Qof ku dishay Weerar Ka Dhacay Waqooyi Bari Kenya

Mandheera, Kenya – Koox hubeysan oo ka tirsan Al-Shabaab ayaa weerar qorsheysan ku qaaday gaari ay la socdeen shaqaale dhagax qoda ah, taasoo sababtay...

Sheekh Aadan Madoobe oo ka laabtay Go’aankii Kursiga Xildhibaan Abiib

MUQDISHO, Soomaaliya - Gudoomiyaha Gollaha Shacabka Sheekh Aadan Madoobe ayaa soo saarey Maanta war qoraal ah oo uu ku shaaciyay inuu ka laabtay go'aankii xasaanadda...

WARAR KALE

Ciidanka Danab oo Howlgallo Dhulka ah iyo Duqeyn Cirka ah ka Fuliyay Gobolka Baay

Baydhaba – Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo qorsheysan ka fuliyay deegaannada Warta Madax Maroodi iyo Leego ee gobolka Baay, kuwaas...

Ciidanka Xoogga Dalka oo Dagaal Culus Al-Shabaab kula Galay Duleedka Leego

Shabeellaha Hoose – Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa dagaal culus la galay maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab, xilli ay ciidamadu howlgallo ka dhan ah kooxda...

UN Experts Condemn Removal of Somalia’s Supreme Court Chief, Demand His Reinstatement

MOGADISHU — United Nations human rights and judicial independence experts have strongly condemned the removal of Somalia’s former Supreme Court chief, Bashir Yusuf Ahmed,...