Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

RW Xamsa oo farriin u diray dhiggiisa cusub ee Serbia

Ra'iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa dhambaal hambalyo ah u diray dhiggiisa Cusub ee dalka Serbia, Đuro Macut, iyo...

DEG DEG: Nin lagu xiray Shangaani kadib xadgudub is-diiwaangelin doorasho

Wararka naga soo gaaraya goobta isdiiwaangelinta Doorashooyinka ee degmada Shangaani ayaa sheegaya in maanta halkaas lagu qabtay nin ku eedeysan in uu isku dayay...

DAAWO: Cabdiraxmaan: “Madaxweyne Xasan Sheekh wuxuu ahaa Macalinkeyga”

Cabdiraxmaan Cabdullaahi Kaahiye oo waxbrashadiisa Qu’raanka illaa heer Jaamacad ku qaatay Magaalada Muqdisho, hankiisuna ahaa in cilmigiisa ugu adeego dalka, ayaa wuxuu shaah ku...

Diplomaasi Tibor Nagy weerar afka ah ku qaaday Wasiir Fiqi

Muqdisho (SMN)--Dibloomaasiga Mareykanka ee hore u ahaa Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka u qaabilsanaa Afrika, Tibor Nagy, ayaa si kulul u weeraray Wasiirka...

Muxuu Madaxweyne Xasan Sheekh kala hadlay Taliska CXD?

Kulamo looga hadlayay dib u qabsashada Al Shabaab ee Degmada Aadan Yabaal ayaa xalay wuxuu Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud la yeeshay Taliyaha Ciidanka Xoogga...

Al Shabab weerar ka geystay duleedka Muqdisho

Muqdisho (SMN) -- Dagaalkan ahaa mid cuslus, una dhaxeeyay Ciidamada Dowladda Federaalk Soomaaliya iyo kuwa Kooxda Al Shabaab ayaa ka dhacay Degaanka Ceelasha Biyaha...

Maxaa keenay in fowda u xirmo kulanka Golaha Shacabka?

Waxaa buuq iyo sawaxan uu ku soo idlaaday Fadhiga Baarlamaanka Golaha Shacabka kadib markii Guddoomiyaha Golaha, Sheekh Aadan Madoobe uu keenay ajende ku saabsan...
video

DEG DEG: Buuq iyo Sawaxan harreeyay Golaha Shacabka

Buuq iyo sawaxan ayaa harreeyay fadhiga maanta ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kaddib markii Guddoomiyaha Golaha, Sheekh Aadan Madoobe, uu kus adkeystay go’aankii...

Madaafiic khasaaro geystay oo lagu garaacay Muqdisho

Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha dhimasho iyo midka dhaawac ee ka dhashay tiro hoobiyeyaal ah oo lagu garaacay qeybo ka...

Barakac ballaaran oo ka socda duleedka degmada Afgooye

Barakac ballaaran ayaa lagu soo warramayaa in uu ka socda degaanno hoos yimaada Degmda Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose, oo qiyaas ahaan 30km dhanka...

WARAR KALE

Ciidanka Danab oo Howlgallo Dhulka ah iyo Duqeyn Cirka ah ka Fuliyay Gobolka Baay

Baydhaba – Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo qorsheysan ka fuliyay deegaannada Warta Madax Maroodi iyo Leego ee gobolka Baay, kuwaas...

Ciidanka Xoogga Dalka oo Dagaal Culus Al-Shabaab kula Galay Duleedka Leego

Shabeellaha Hoose – Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa dagaal culus la galay maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab, xilli ay ciidamadu howlgallo ka dhan ah kooxda...

UN Experts Condemn Removal of Somalia’s Supreme Court Chief, Demand His Reinstatement

MOGADISHU — United Nations human rights and judicial independence experts have strongly condemned the removal of Somalia’s former Supreme Court chief, Bashir Yusuf Ahmed,...