Madaxweyne Xasan Sheekh oo Kampala kula kulmay Yoweri Museveni
KAMPALA - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo gaaray magaalada Kambaala ee caasimadda dalka Ugaandha, halkaas oo si diirran...
Dowladda Soomaaliya oo soo saartay warbixin 46 qodob ka kooban
1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa bogaadiyey guulaha ay soo hoyeen ciidanka iyo shacabka Dowlad Goboleedka Puntland, dagaalka lagula jiro Khawaarijta argagixisada Daacish, isagoo...
Itoobiya Iyo Maamulka KGS oo isku raacay qodob ay horay DFS uga diiday Maamulkasi
BAYDHABO - Madaxweyne Lafta-Gareen ayaa Baydhabo kula kulmay Saraakiil sare oo katirsan Militeriga Itoobiya, oo ay kawada hadleen dagaalka ka dhan ah Al-Shabaab.
Lafta-Gareen ayaa...
Hantidhowrayaasha Soomaaliya iyo Masar oo ku heshiiyay inay yeeshaan Iskaashi
QAAHIRA - Hantidhowraha Guud ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Ciise Guutaale, iyo dhiggiisa Madaxweynaha Hay'adda Dhexe ee Hantidhowrista Masar, Mudane Maxamed Al-Faisal Yusuf,...
Madaxweynaha Soomaaliya oo Gaaray Magaalada Kampala ee Caasimada Uganda
KAMPALA - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda.
Madaxweyne...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay dagaalka Puntland kula jirto Daacish
MUQDISHO - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sii xoojiyay baaqa Golaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee ku aaddan howlgalka ka...
Deni oo booqday oo Isbitaalka Boosaaso ku Askar dagaalka Daacish ku dhaawacmay
Boosaaso: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Isbitaalka ku booqday Ciidamada geesiyaasha ah ee kusoo dhaawacmay hawlgalka Argagixisada looga sifeynayo buuralayda,...
Maxaa looga hadlay Shirka Gollaha Wasiiradda Soomaaliya?
Muqidisho :- Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa lagu ansixiyey laba heshiis oo ay wada gaareen dowladaha Soomaaliya iyo Aserbajaan, kuwaas oo...
Trump oo Falastiiniyiin usoo raraya Marooko iyo Soomaaliya: Warbixin
WASHINGTON - Warbixin ay baahisay TV-ga N12 ayaa lagu sheegay in maamulka Trump uu qorsheynayo in uu Palestiiniyiinta Gaza, usoo raro Marooko iyo Soomaaliya.
Warbixinta...
Puntland oo guul ka sheegatay dagaalkii ugu dambeeyay ee Cal-Miskaad
GAROWE, Soomaaliya – Ciidamada Howlgalka Ka-hortagga Argagixisada ee Puntland ayaa ku dhawaaqay guul weyn oo ka dhan ah dagaalyahannada Daacish ee gobolka Bari, taasoo...















