War cusub oo kasoo kordhay colaadda ka taagan xadka Hiiraan iyo Sh/Dhexe
BELEDWEYNE (SMN) - Qeyla dhaan xoogleh ayaa laga muujinayaa dagaal beeleedyo soo laalaabtay oo maalmihii lasoo dhaafay ka taagnaa deegaano dhaca xadka ay wadaagaan...
Jubbaland oo isgaarsiintii ka jartay deegaanadii la geeyay ciidamada DF
KISMAAYO (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in haatan xaalad adag ay ka taagan tahay deegaanadii dhowaan la geeyay...
Sawirro: Muxuu ahaa ujeedka shirka uu guddoomiyay taliye Asad Diyaano?
MUQDISHO (SMN) - Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed S/Guuto, Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa shir gudoomiyay kulan gaar ah uu la qaatay Saaxibadda Beesha Caalamka ee...
QM oo warbixin kasoo saartay tirada dadka ku dhintay colaadaha dalka
NAIROBI - Xafiiska isku xirka arrimaha bini’aadantinimada ee Qaramada Midoobay, OCHA, ayaa shaaca ka qaaday in 39 qof lagu dilay dagaal beeleedyadii u dambeeyay...
Hadal-heyn xooggan oo ka dhalatay tallaabo ay maanta qaaday dowladda
MUQDISHO (SMN) - Xeradii hore ee Ex Damaanyo ayaa loogu magacdaray Sarreeye Guuto Maxamed Ibraahim Faarax ( Gen. Gordan)
Labada xero ee Damaanyo iyo Gen....
Ra’iisul wasaare Xamza oo loo gudbiyay warbixin xasaasi ah + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa warbixin ka dhageystay mas’uuliyiinta u xilsaaran diyaarinta Qorshaha Isbeddelka Qaranka...
Faransiiska oo si rasmi ah Soomaaliya uga cafiyay lacag dhan $145.6 Million
NAIROBI (SMN) - Munaasabad kooban oo maanta lagu qabtay xarunta safaaradda Faransiiska ee maagaalada Nairobi ayaa waxaa si wadajir ah u saxiixay heshiiska lagu...
Guddiga doorashooyinka madaxa bannaan oo doortay guddoomiye cusub
MUQDISHO (SMN) - Cabdikariin Axmed Xasan ayaa hab gacan taag ah loogu doortay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha.
Guddoomiyaha cusub ayaa...
Wararkii ugu dambeeyay xiisad dagaal oo ka taagan magaalada Ceerigaabo
CEERIGAABO (SMN) - Xaalad kacsanaan ah ayaa waxa ay weli ka taagan tahay magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag, halkaasi oo ay ka jirto...
Daraawiishta Jubbaland oo isku diyaariyay dagaal ka dhan ah ciidanka dowladda
KISMAAYO (SMN) - Ciidamada Daraawiista Jubbaland ayaa haatan bilaabay abaabul culus oo ka dhan ah ciidamada ay dowladda Soomaaliya gaysay deegaanka Raaskambooni ee gobolka...














