Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Madaxweynihii hore ee Somaliland oo ku geeriyooday magaalada Hargeysa

HARGEYSA (SMN) - Allah ha u naxariistee, waxaa caawa magaalada Hargeysa ku geeriyooday madaxweynihi hore ee Somaliland, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo).   Axmed Siilaanyo oo ay...

Dowladda Soomaaliya oo soo saartay warbixin ka kooban 21 qodob

MUQDISHO (SMN) - Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 15-ka November 2024.     1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo dalka dib ugu soo laabtey...

Sawirro: Taliye Asad oo kulan deg-deg ah la yeeshay saraakiisha ciidanka Booliska

MUQDISHO (SMN) - Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, ayaa shir degdeg ah la yeeshay Taliyaha Qeybta Guud ee Booliiska Gobolka...

Wasiirka maaliyadda oo la kulmay safiirka Turkiga + Sawirro

MUQDISHO (SMN) -  Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa maanta Xarunta Wasaaradda Maaliyadda kulan miro-dhal ah kula yeeshay Safiirka...

Wasiir Khadiija Al-makhzoumi oo shir muhiim ah uga qayb-gashay London + Sawirro

LONDON (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada JFS, Amb. Khadija Mohamed Al-makhzoumi, ayaa maanta hoolka UK (?? ????????) ee #COP29 kala qeyb...

Madaxweyne Laftagareen oo kulamo ka wada magaalada Nairobi + Sawirro

NAIROBI (SMN) - Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo Magaalada Nairobi ka wado kulamo uu la qaadanayo Safiirada Beesha Caalamka ayaa...

Sawirro: Guddiga u xilsaaran xeerarka doorashooyinka oo bilaabay wadatashi

MUQDISHO (SMN) - Guddiga Ku meel gaarka ah ee labada Aqal ee Baarlamaanka dalka ee u xilsaaran diyaarinta xeerarka doorashooyinka, Ururrada iyo Xisbiyadda Jamhuuriyadda...

Guddoomiyaha SoDMA oo Shir-weynaha COP29 kaga hadlay saameynta La Niña

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka (SoDMA), Maxamuud Macallin Cabdulle, oo ka mid ah wafdiga Soomaaliya uga qaybgalaya shir-weynaha caalamiga ah ee COP29...

Maxay ka wada-hadleen Sheekh Aadan Madoobe iyo dhiggiisa Ingiriiska?

LONDON (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaaladda...

Mareykanka oo 30 sano ku xukumay wasiirkii arrimaha gudaha Galmudug

MUQDISHO (SMN) - Waxaa dalka Mareykanka lagu xukumay Cabdi Yuusuf Xasan iyo Maxamed Tahliil Maxamed oo ah labo qof oo Soomaali ah kuwaas oo...

WARAR KALE

AU, UN chiefs discuss strengthening cooperation on Africa’s challenges

NEW YORK — African Union Commission Chairperson Mahmoud Ali Youssouf and U.N. Secretary-General Antonio Guterres co-chaired a high-level meeting between the African Union and...

Somalia says intelligence operation kills four al-Shabab members in Middle Shabelle

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s National Intelligence and Security Agency, with support from international partners, killed four members of the al-Shabab militant group and wounded...

Somalia, Pakistan discuss strengthening air force cooperation

MOGADISHU, Somalia — Somali President Hassan Sheikh Mohamud met with a senior Pakistani Air Force delegation at the presidential palace to discuss strengthening Somalia’s air...