Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Markabka Oruç Reis oo soo gaaray dekedda wayn ee magaalada Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Dabiiciga ah ee Turkiga, Alparslan Bayraktar iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta soo-gaaray Muqdisho, ayada oo sidoo kale...

Madaxweyne Laftagareen oo kala diray garsoorayaasha Gobolka Sh/Hoose

BAYDHABO (SMN) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka  koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa kala diray Dhammaan Garsoorayaasha ka howlgala Gobolka Shabeelaha Hoose ee...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay wafdi ka socda Turkiga + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay, Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Dabiiciga ah ee Jamhuuriyadda...

Ma Al-Shabaab ayaa aano 15 sano kahor ah u dilay Wariye Amuun Cabdullaahi?

MUQDISHO (SMN) - Amuun Cabdullaahi oo aheyd Suxufiyad Soomaaliyeed oo mudo dheer ku nooleyd Dalka Sweden ayaa dhawaan lagu dhex dilay beer ay ku...

Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi oo kulan u qabatay ganacsatada Soomaaliyeed

MUQDISHO (SMN) - Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya iyo Safaaradda dalka DRC-Congo ayaa kulan wada-jira u qabtay ganacsatada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Kenya....

Wasiir Fartaag oo taageerada hay’adaha amniga dowladda kala hadlay Ingiriiska

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta kulan la yeeshay Danjiraha Dowladda Ingiriiska u fadhiya...

Maxay ka wada-hadleen Aadan Madoobe iyo safiirka Sacuudiga? + Sawirro

MUQDISHO (SMN) -  Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay Safiirka Boqortooyada...

Wafdi ka socda Turkiga oo lagu soo dhaweeyay Muqdisho + Sawirro

MUQDISHO (SMN) -  Wasiirro ka tirsan XFS ayaa garoonka caalamiga ah ee Aadan Cadde ku soo dhoweeyay wafdi uu horkacayo Wasiir ku xigeenka wasaaradda...

Golaha Wasiirada XFS oo ansixiyay heshiis lala soo galay Tanzania + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo xalay yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa ansixiyey Heshiis is-afgarad ah oo u dhexeeya dalalka...

Madaxweynaha JFS oo Turkiga uga tacsiyeeyay weerarkii Ankara

ANKARA (SMN) - Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo qadka telefoonka kula hadlay dhiggiisa dalka Türkiye Recep Tayyip Erdoğan ayaa uga tacsiyeeyay weerarkii...

WARAR KALE

Soomaaliya iyo Guddiga Midowga Afrika oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga

Accra, Ghana – Wasiiru-dawlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa kulan la yeeshay...

Villa Soomaaliya oo sheegtay in ay socdaan xiriirrada dhinacyada lagu casuumay Gogosha Wadatashiga Qaran

Muqdisho – Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay socdaan xiriirro lala yeelanayo dhinacyada lagu casuumay Gogosha Wadatashiga Qaran, taas oo qeyb ka...

Sheekh Aadan Madoobe oo kulan sagootin iyo mahadcelin ah la yeeshay Taliyaha Guutada 45-aad...

Baraawe – Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan isugu jiray mahadcelin iyo sagootin la qaatay Col. Dr. Justus...