Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

GALMUDUG oo qaaday tallaabo la xiriirta dagaal beeleedka ka socda Mudug

GAALKACYO (SMN) - Dowlad goboleedka Galmudug ayaa ku baaqday nabad iyo in si shuruud la’aan ah loo joojiyo dagaalka ka socda galbeedka gobolka Mudug,...

Faransiiska oo soo jeediyay qorshe lagu wiiqayo awoodda Al-Shabaab

MUQDISHO (SMN) - Faransiiska ayaa ugu baaqay beesha caalamka inay Soomaaliya ku taageeraan dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab, xili dalka uu ku jiro marxalad...

Guddoonka labada Aqal ee BFS oo kulan xasaasi ah ku yeeshay Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Guddoonka labada Gole ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta yeeshay kulan wadatashi ah oo looga arrinsaday dardar galinta howlaha shaqo...

Madaxweyne Xasan oo kulan la qaatay xubnaha Somaliland ku metala DF

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan qado sharaf ah la qaatay mas’uuliyiinta hay’adaha dowladda Federaalka ku matala gobolada...

Sawirro: Wasiir Axmed Macallin Fiqi oo guddoomiyay shir muhiim ah + Ujeedka

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Arimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa shir-guddoomiyay kulan xog isweydaarsi oo ka dhacay Xarunta Wasaaradda...

Madaxweynaha Soomaaliya oo dhambaal hambalyo ah u diray Jabuuti

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu hambalyeeyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle, dowladda Jabuuti iyo...

Farmaajo oo war kasoo saaray dagaal beeleedka ka socda gobolka Mudug

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo warsaxaafadeed soo saaray maanta ayaa ka hadlay dagaal beeleedka ka qarxay galbeedla...

Hoggaamiyaha SSC-Khaatumo oo booqday xarunta Hay’adda SoDMA

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Md. Mahamuud Moallim Abdulle oo uu wehliyo Guddoomiye ku xigeenkiisa Dr Axmed Cabdi Aadan ayaa xarunta dhexe...

Maxaa kasoo baxay shirka golaha wasiirada Soomaaliya? + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu ansixiyay Qaraar ku saabsan Khataraha Amniga Qaranka, oo...

DF Soomaaliya oo munaasabad ku qabatay Addis Ababa + Ujeedka

ADDIS ABABA (SMN) - Iyadoo lagu guda jiro toddobaadka maalmaha xoriyadda Qaranka ayaa Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Ethiopia oo kaashanaysa jaaliyadda Soomaaliyeed...

WARAR KALE

Somalia humanitarian forum concludes in Mogadishu with focus on El Niño preparedness

MOGADISHU, Somalia — A humanitarian forum in Somalia concluded in Mogadishu on Thursday, focusing on preparations for the expected impact of Super El Niño...

Shirka Madasha Bani’aadannimada Soomaaliya oo Muqdisho lagu soo xiray

MUQDISHO, Soomaaliya — Waxaa Muqdisho lagu soo xiray Shirka Madasha Bani’aadannimada Soomaaliya (CHF 2026), kaas oo looga hadlay diyaar-garowga saameynta laga filayo cimilada Super...

Madaxweynaha Soomaaliya oo UN-ka ka digay saameynta xiisadda Hormuz

NEW YORK, Mareykanka — Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Khamiistii Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ka sheegay in Soomaaliya si adag u taageersan...