Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Puntland oo gacanta ku dhigtay mid kamid ah kooxaha burcad badeedda

GAROOWE (SMN) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo ay maanta ciidamada booliska Puntland ka sameeyeen magaalada Garoowe ee xarunta gobolka...

Qoor Qoor oo war cusub kasoo saaray dagaal beeleedyada + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa boqolaal ka mid ah shacabka caasimadda kula tukaday barxadda shirkoole salaadda Ciiddul Adxaa, isagoo...

Ra’iisul wasaare Xamza oo salaadda ciida la oogay boqolaal shacab ah + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa salaadda Ciidda Carafo boqolaal ka mid ah shacabka Soomaaliyeed kula...

Madaxweynaha JFS oo shacabka ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidda Carafo

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud  ayaa hambalyo ku aaddan Ciidda Carafo u diray Shacabka Soomaaliyeed iyo Muslimiinta Caalamka...

Taliyaha booliska Soomaaliya oo heshiis la saxiixday dhiggiisa Rwanda

MUQDISHO (SMN) - Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliyeed S/Guuto Sulub Axmed Firin iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Dalka Rwanda ayaa kala saxiixday heshiis iskaashi iyo wadashaqeyn...

R/W Xamza oo diray hambalyo ku aadan munaasabadda Ciidul Adxa

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ugu hambalyeeyey munaasabadda Ciidda Adxaa awgeed.  dhammaan ummadda Muslimiinta ah,...

Muxuu madaxweyne Saciid Deni ka yiri faagista Qabuuraha Iskuul Buluusiya?

GAROOWE (SMN) - Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa ugu baaqay Maadxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud in loo dhimriyo lana ixtiraamo qeyladda kasoo yeereeyso...

Taliyihii guutada 8-aad ee ciidanka Xoogga dalka oo qarax lagu dilay

BAYDHABO (SMN) - Wararka ka imaanayo inta u dhexeysa Goballada Baay iyo Bakool ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay qarax miino oo lAla...

Xubno ka socda maamulka gobolka Banaadir oo kulamo ka wada Hague + Sawirro

THE HAGUE (SMN) - Wafdi ka socda Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar oo safar shaqo ku jooga Magaalada The Hague (Denhaag)...

Soomaaliya oo saraakiil cusub loogu tababaray dalka Rwanda

KIGALE (SMN) - Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/Guuto Sulub Axmed Firin ayaa dalka Rwanda uga qeybgalay Xaflad ay ku qalinjabinayeen Saraakiil ka tirsan booliska...

WARAR KALE

Laftagareen oo Qaramada Midoobay u gudbiyay eedeymo ka dhan ah Xasan Sheekh

Baydhabo  – Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa warqad rasmi ah oo loo diray Qaramada Midoobay iyo dhinacyada caalamiga ah ku...

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo Furay Madasha Sanadlaha ah ee Guddoomiyeyaasha Gobollada iyo Degmooyinka

Baydhabo - Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa si rasmi ah u furay Madasha Sanadlaha ah ee Guddoomiyeyaasha Gobollada...

Somali Students Depart for Japan on Scholarships as Embassy Highlights Education Opportunities

NAIROBI, Kenya — Somalia’s ambassador to Kenya has bid farewell to two Somali students awarded scholarships to study in Japan, as the embassy highlighted...