Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Guddoomiyaha SoDMA oo la kulmay xubno ka socday xafiiska ra’iisul wasaaraha + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hey'adda Maareynta Masiiboyinka qaranka SoDMA Mudane Maxamuud Macalin Abdulle oo wehlinayo Guddoomiye ku xigeenka hay’adda Dr. Axmed Cabdi Aadan ayaa...

Kulan looga hadlayay doorashada qof iyo codka ah ee Puntland oo ka dhacay Garoowe

GAROOWE (SMN) - Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland Sarreeye Guuto Mumin Abdi Shire ayaa gudoomiyay Shirka todobaad laha ah ee Hoggaanada Ciidanka Booliska Puntland.   kulanka waxaa...

Madaxweynaha Soomaaliya oo wada-hadal la yeeshay Amiirka Dowladda Qatar

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo xiriir dhanka qadka taleefoonka ah la sameeyay Amiirka Dowladda Qatar Sheikh...

Heshiis hordhac ah oo laga gaaray colaadda gobolka Galgaduud + Sawirro

DHUUSAMAREEB (SMN) - Madaxweynaha Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa gaaray deegaanno ka tirsan waqooyiga Gobolka Galgaduud, kuwaas oo maalmo ka hor uu ka...

Wasiirka gaashaandhigga XFS oo la kulmay ergeyga QM ee Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Gaashandhigga Soomaaliya mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo Ku-simaha Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan...

AFRICOM oo beenisay in ay duqeyn ku dileen dhakhaatiir Cuba u dhashay

WASHINGTON - Milatariga Mareykanka ayaa sheegay in aysan ku lug laheyn dilka la sheegay in lagu dilay labo dhaqaatiir ah oo u dhashay dalka...

Sawirro: Shirweyne muhiim ah oo ka furmay magaalada Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa maanta furay shirka ansixinta qorshaha shanta...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Norway

OSLO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay kulan ay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Norway ku soo taageerayaan wax...

W/ Awqaafta iyo Diinta oo beenisay inuu khilaaf kala dhexeeyo Culimada

MUQDISHO (SMN) - Wasiir ku xigeenka wasaaradda awqaafta iyo arrimaha diinta xukuumadda Soomaaliya Saalax Shariif Sayid-Cali oo wareysi gaar ah siiyay Shabelle ayaa ka...

Maxaa ka jira in lacag laga qaadayo dadka meydadka kala baxayo Iskuul Buluusiya?

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda ee maamulka gobolka Banaadir, Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) oo wareysi gaar ah siiyay Shabelle ayaa...

WARAR KALE

South West State Opens Annual Forum to Strengthen Local Governance and Public Services

BAIDOA, Somalia — South West State leader Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe has officially opened the annual forum for governors and district commissioners in...

Laftagareen Urges UN, International Partners to Probe Alleged Attacks in South West Somalia

BAIDOA, Somalia — Former South West State president Abdiaziz Hassan Mohamed Laftagareen has called for an international investigation into what he described as military...

Laftagareen oo Qaramada Midoobay u gudbiyay eedeymo ka dhan ah Xasan Sheekh

Baydhabo  – Madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa warqad rasmi ah oo loo diray Qaramada Midoobay iyo dhinacyada caalamiga ah...