Wasiir Biixi oo la kulmay madax ka socotay UK, Norway iyo Netherlands
NAIROBI (SMN) - Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige oo ka qeyb galaya shirka Sanadlaha ah ee Bangiga Horumarinta Afrika ayaa...
Dab khasaare nafeed gaystay oo ka kacay magaalada Hargeysa
HARGEYSA (SMN) - Wararka naga soo gaaraya Somaliland ayaa sheegaya in xalay dab khasaare nafeed gaystay uu ka kacay guri ku yaalla magaalada Hargeysa...
Sawirro: Madaxweyne Xasan Sheekh oo xalay booqday suuqyada Nairobi
NAIROBI (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo caawa booqday qaar ka mid ah Suuqyada ganacsiga bulshada Soomaaliyeed ee ku...
Taliska Booliska oo war kasoo saaray howlgalka la dagaalanka anshax xumada
MUQDISHO (SMN) - Taliska qaybta guud ee booliska gobolka Banaadir oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa ka warbixiyay howlgallada ay ka wadaan gudaha magaalada Muqdisho...
Dowladda Soomaaliya oo isafgarad la gaartay UN-Habitat
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka wasaaradda hawlaha guud, dib udhiska iyo guryeynta dowladda FS mudane Cabdisalam Cabdi Ali (Dhaay) iyo madaxa hay’adda UN-Habitat ee Afrika...
Madaxweynaha Soomaaliya oo shir muhiim ah uga qayb-galay Nairobi
NAIROBI (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda federalka ah ee Soomaaliya mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeybgalay shir sanadeedka Madaxweynayaasha Afrika iyo madaxda Bangiga...
Ciidamada Itoobiya oo bilaabay inay canshuuro ka qaadaan shacabka Gedo
DOOLOW (SMN) - Ciidanka Itoobiya ee ku sugan gobolka Gedo ee koonfurta Soomaaliya ayaa bilaabay inay canshuuro ka qaadaan shacabka ku dhaqan degmooyinka gobolkaasi,...
Biixi oo ka qayb-galay shirka wasiirada Maaliyadda dalalka Geeska Afrika
NAIROBI (SMN) - Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Imaan Cige oo ku sugan magaalada Nairobi ee Dalka Kenya ayaa ka qeybgalay shirka...
Kooxaha Al-Shabaab & Daacish oo ku dagaalamay buuraleyda gobolka Bari
BOOSAASO (SMN) - Dagaal culus oo u dhexeeyay Al-Shabaab iyo Daacish ayaa waxa uu saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay buuraha Galgala ee dhaca gobolka...
Hogaamiyaha Hiiraan State oo war culus kasoo saaray safarka Guudlaawe ee Matabaan
BELEDWEYNE (SMN) - Hoggaamiyaha maamulka la magac baxay Hiiraan Sate, Cabdullahi Ganey oo wareysi gaar ah siiyay Idaacadda Shabelle ayaa ka hadlay arrimo ku...















