Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Machadka Hiraal oo warbixin xasaasi ah kasoo saaray xaaladda amniga Somalia

MUQDISHO (SMN) - Machadka Hiraal, oo ah xarun cilmi-baaris Soomaaliyeed oo caan ah, ayaa soo saaray warbixin dhammaystiran oo falanqaynaysa xaaladda ammaanka ee Soomaaliya...

Golaha Wadatashiga Qaran oo warbixin ka dhageystay hoggaamiyaha SSC + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo guddoomiyey fadhiga Labaad ee Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo ka socda Magaalada...

Gaari ay la socdeen dad shacab ah oo lagu qarxiyay gobolka Gedo + Khasaaraha

Doolow (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa sheegaya in maanta qarax miino uu ka dhacay inta u dhexeysa degmooyinka Doolow iyo...

Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir oo dil ku xukuntay Sayid-Cali

MUQDISHO (SMN) - Maxkamadda Racfaanka gobolka Banaadir ayaa maanta xukun dil toogasho ah ku ridday Sayid-Cali Macallin Daa'uud oo lagu helay inuu gubay Allaha...

Sawirro: Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ubax dhigay Taallada SYL

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xuska maalinta Dhalinyaradda Soomaaliyeed ee 15-ka May awgeed waxa uu Ubax dhigay...

James Swan oo loo magacaabay ku-simaha Ergayga QM ee Soomaaiya

MUQDISHO (SMN) - Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay António Guterres ayaa James Swan u magacaabay Ku-simaha Ergeyga Gaarka ah ee Soomaaliya ahna Madaxa Xafiiska...

Shir looga hadlayay amniga Muqdisho oo lagu qabtay Dharkenley + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) oo ay wehliyaan Taliyeyaasha Qeybta Guud ee Booliska...

Maxkamadda Racfaanka Gobolka oo go’aan ka gaareyso kiiska Sayid-Cali

MUQDISHO (SMN) - Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir ayaa saaka la filayaa inay ku dhawaaqdo xukunka Sayid Cali Macalli Daa'uud oo ku eedeysan inuu gubay...

Xuska maalinta dhallinyarada Soomaaliyeed oo maanta ku beegan

MUQDISHO (SMN)  - Dal kasta waxa uu ku faano ama saacida horumarkiisa waa dhallinyarada oo aan looga maarmin difaaca ama ilaalinta dadka iyo dalka,kuwaas...

Sawirro: Guddoomiyaha SoDMA oo la kulmay Agaasimaha Hay’adda FCDO

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Mudane Maxamud Macallim Cabdulle ayaa magaalada Muqdisho kula kulmay Agaasimaha cusub ee Hay’adda FCDO (Foreign Commonwealth...

WARAR KALE

Ciidanka Xoogga Dalka oo Howlgal Amni ka Sameeyay Shabeellaha Hoose

Shabeellaha Hoose - Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan guutooyinka 27-aad iyo 17-aad ee Ciidanka Dhulka, ayaa howlgal amni xaqiijin ah ka sameeyay deegaannada u...

Somalia rights body calls for justice over killing of five-year-old girl in Baidoa

BAIDOA, Somalia — Somalia’s National Independent Human Rights Commission has called for justice for Ikhlaas, a five-year-old girl who was killed in Baidoa, the...

Somali parliament approves judicial cooperation bill, advances Central Bank amendments

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s House of the People on Saturday approved a bill on international judicial cooperation, while advancing amendments to the country’s Central...