Dajnire Jibriil oo daah-furey xarun cusub oo lagu tababarayo ganacsatada Soomaaliyeed
NAIROBI - Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Mudane Jabril Ibrahim Cabdulle ayaa maanta ka daahfuray Jaamacadda Strathmore gaar ahaan kuliyadda Business School,...
Guddoomiyaha Aqalka Sare oo la kulmay safiirka dalka Sacuudiga
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Fedraalka Somaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Boqortooyada Sacuudi Carabiya...
Ciidamada Booliska oo gacanta kusoo dhigay rag burcad ah + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Ciidamada ammaanka Soomaaliya, gaar ahaan kuwa booliska ayaa maaanta rag burcad ah gacanta ku dhigay, kadib howlgal ay ka sameeyeen degmada...
Faah-faahinta: Dagaal culus oo ka dhacay duleedka degmada Qoryooley
QORYOOLEY (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal u dhexeeyay ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab oo xalay ka dhacay duleedka...
Hoggaamiyaha SSC oo isku shaandheyn ku sameeyay golihiisa wasiirada
LAASCAANOOD (SMN) - Hoggaamiyaha maamulka SSC-Khaatumo, Cabdulqaadir Firdhiye oo wareegto soo saarayay isku shaandhey ku sameeyay golihiisa wasiirada.
Firdhiye ayaa magacaabay illaa 13 wasiir oo...
Soomaaliya oo shirweyne caalami ah uga qayb-gashay dalka Bahrain + Sawirro
MANAMA (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige ayaa ka qeyb galay Fadhiga 33-aad ee Wasiirada Maaliyadda dalalka Jaamacadda Carabta oo...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo xarigga ka jaray xarunta Kaydka Gaaska Cuntada
MUQDISHO (SMN) - Madaxweymaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xarigga ka jaray Xarunta Kaydka Gaaska cuntada Soomaaliya ee Benaadir, taasi oo...
Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir oo soo gabagabeysay kiiska Sayid-Cali
MUQDISHO (SMN) - Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir ayaa soo gabagbeysay kiiska culus ee loo haysto Sayid Macallin Daa'uud, kaas oo marxlado kala duwan soo...
Sawirro: Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay madaxa hay’adda UNHCR
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka, Md. Mahamuud Moallim Abdulle ayaa maanta xarunta dhexe ee Hay’adda SoDMA ku qaabilay Madaxa hay’adda qaxootiga...
Wasiirka Howlaha Guud XFS oo kulan la qaatay Madaxa UNDP ee Soomaaliya
MUQDISHO(SMN) - Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud, dib u dhiska iyo Guryeynta XFS Cabdisalaan Cali Dhaay oo ay wehlinayaan qaar kamid ah agaasime waaxeedyada Wasaaradda...















