Ciidamada ammaanka oo gacanta kusoo dhigay nin dil ka gaystay Dharkenley
MUQDISHO (SMN) - Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya, gaar ahaan kuwa Booliska ayaa maanta gacanta kusoo dhigay eedeysane dhawaan dil ka gaystay degmada Dharkenley...
Khatarta Burcad-badeeda Soomaaliya oo sii kordhaysa
MUQDISHO (SMN) - Warbixin ku saabsan khatarta burcad badeedda ee xeebaha Soomaaliya oo kasoo baxday howlgalka Midowga Yurub ee ATALANTA ayaa lagu sheegay in...
Booliska oo soo qabtay rag ku howlanaa buufinta mootooyinka A iyo B + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Howl-gal ay Sameeyeen Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa Gacanta loogu Soo Dhigey Eedeysanayaal xili ay Gacan Kula Jireen Sameynta Calaamada A iyo...
Hay’adda SoDMA oo gargaar kala wareegtay Imaaraadka Carabta
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Md. Maxamuud Macallin Cabdille, ayaa kulan la qaatay Safiirka Isku-tagga Imaaraadka Carabta Danjire Axmed Jumca Al-rumeysi.
Kulankaan...
Soomaali lagu haystay dalka Libya oo lasoo badbaadiyay
TRIPOLI (SMN) - Ugu yaraan 107 qof oo tahriibayaal ah oo ay ku jiraan haween iyo carruur ayaa laga soo daayay magaalo ku taal...
Taliyaha Ciidanka Dhulka oo la kulmay saraakiil ka socotay dowladda Ingiriiska
MUQDISHO (SMN) - Taliyaha Ciidanka dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Gen Dayax Cabdi Cabdulle Oo Uu wehliyo Taliyaha Qaybta 60-aad Gen Xasan Isaaq Cumar (Xasan...
Dowladda Soomaaliya oo dalbatay in la xiro xafiiska UNSOM
MUQDISHO - Dowladda Soomaaliya ayaa si rasmi ah uga codsatay Qaramada Midoobay in ay joojiso shaqada Xafiiska Qaramada Midoobay ee Kaalmaynta Soomaaliya (UNSOM),...
Duqa magaalada Muqdisho oo ka digay la shaqeynta kooxda Al-Shabaab
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo khudbad ka jeedinayay kulan ay xalay mas'uuliyiinta maamulka...
Sawirro: Hay’adda SoDMA oo gargaar ka qaybisay degmada Ceel-baraf
MUQDISHO (SMN) - Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA, ayaa degmada Ceel-baraf ee gobolka Shabeelladda Dhexe waxa ay gargaar ugu qeybisay 1,200 oo...
Nin xoolo dhaqato ahaa oo aano qabiil loogu dilay gobolka Galgaduud
CADAADO (SMN) - Faah-faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa dil saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay duleedka degmada Huurshe ee gobolka Galgaduud, kaas oo...














