Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

DF Soomaaliya oo ku baaqday in laga fogaado hareeraha Wabiga Shabeelle

MUQDISHO (SMN) - Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadelka Cimilada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ku sheegtay warbixin ay soo saartay in Wabiga Shabeelle, dhanka Beledweyne uu...

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo saaka u ambabaxay dalka Kenya

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre  oo hoggaaminaaya wafdi ballaaran, ayaa saaka u ambabaxay Magaalada Nairobi ee...

Shabelle oo maanta u dabaal-dageysa sanad guuradeeda 22-aad

MUQDISHO (SMN) - Sanad-guurada 22-aad ee Shabakadda Warbaahinta Shabelle ayaa maanta ku beegan, maadaama la aas aasay maanta oo kale 6 May ee sanadkii...

R/W Xamsa oo furay kulan looga hadlayey Horumarinta iyo Kobcinta Dhaqaalaha

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo furay kulan aqoon is weydaarsi ah oo ku saabsan kobcinta...

Sawirro: Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la qaatay ku simaha safiirka Shiinaha

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka ee SoDMA,  Md. Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta xarunta Safaaradda Chine ee Muqdisho waxa uu kula...

Maxay ka wada-hadleen Xamsa iyo safiirka Imaaraadka Carabta?

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane  Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley Danjiraha Dowladda Isu-tagga Imaaraadka Carabta u...

Biixi oo kulan la qaatay Masuuliyiin ka socotay Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka MaaliyaddaXukumadda Federal ka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa shalay Xarunta Wasaaradda Maaliyadda shir muhiim ah kula yeeshay masuuliyiinta iyo...

TOOS:- Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir iyo kiiska SAYID-CALI.

MUQDISHO (SMN) - Maxkamadda racfaanka gobolka Banaadir ayaa mar kale maanta fadhi labaad ka yeelatay kiiska loo haysto Sayid Cali Macallin Daa'uud.   Ninkan oo ay...

Wararkii ugu dambeeyay hoobiye ku dhacay guri u dhow Madaxtooyada

MUQDISHO (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya hoobiye la sheegay inuu xalay ku dhacay meel aan sidaas uga fogeyn xarunta Madaxtooyada Soomaaliya.   Hoobiye...

Madaxweyne Xasan oo kulan sagootin ah la qaatay Catriona Lainga + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan saagootin ah kula qaatay Madaxtooyada Qaranka Wakiilka gaarka ah ee xoghayaha Qaramada...

WARAR KALE

Somali Army Launches Security Operation Against Al-Shabaab in Lower Shabelle

LOWER SHABELLE, Somalia — Somali government forces have carried out a security operation in areas between Sabiid, Caanoole and Bariire in the Lower Shabelle...

Saudi Arabia, Qatar, Türkiye, UK and US Hold Talks on Somalia’s Security and Territorial...

NEW YORK — Saudi Arabia, Qatar, Türkiye, Britain and the United States held talks in New York on supporting security and stability in Somalia,...

Sacuudiga iyo saaxiibbadiis oo Qaramada Midoobay kaga hadlay taageerada Soomaaliya

NEW YORK, Mareykanka — Sacuudi Carabiya, Qatar, Turkiga, Ingiriiska iyo Mareykanka ayaa kulan ku saabsan Soomaaliya ku yeeshay magaalada New York, kaas oo ka dhacay...