Diyaarad Drone ah oo ku dhacday deegaan hoostaga gobolka Sool
TALEEX (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Sool ee waqooyig Soomaaliya ayaa sheegaya in saacadihii lasoo dhaafay diyaarad nooca Drone-ka ah ay ku...
Ciidamada DF iyo kuwa deegaanka oo la wareegay deegaano ku yaalla Sh/Dhexe
MAHADAAY (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in maanta ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka ay howlgallo culus ka sameeyeen...
Soomaaliya oo ka qayb-galeyso shir looga hadlayo qaddiyadda Falastiin
BANJUL (SMN) - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta oo Khamiis ah ka qeybgalaya kulanka loogu gogol...
Guddoomiyaha SoDMA oo booqday kaamamka barakacayaasha Gaalkacyo
GAALKACYO (SMN) - Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka, Md. Maxamuud Macallim Cabdulle oo ay wehliyaan Agaasimaha guud ee Wasaaradda Gargaarka Galmudug, Guddoomiyaha gobolka Mudug,...
Madaxweyne Laftagareen oo la kulmay wakiilka QM ee Soomaaliya + Sawirro
BAYDHABO (SMN) - Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Wakiilka Gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Arimaha...
Sawirro: Ciidamo cusub oo tababar loogu soo xiray dalka Jabuuti
JABUUTI (SMN) - Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sulub Axmed Firin ayaa maanta tababar usoo xiray ciidan ka tirsan daraawiishta booliska Soomaaliyeed, kuwaas...
Wasiirka Dhallinyarada Soomaaliya oo la kulmay dhigiisa dalka Finland + Sawirro
HELSINKI (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Cayaaraha XFS Xil. Maxamed Bare Maxamuud oo safar shaqo ku jooga magaalada Helsinki ee dalka Finland ayaa...
Faah-faahino kasoo baxaya qarax maanta ka dhacay duleedka Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Faah-faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa qarax barqanimadii maanta ka dhacay gudaha deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Muqdisho, kaas oo...
Sawirro: Golaha Wasiirada oo ansixiyay heshiisyo muhiim ah + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa ansixiyey Heshiis Iskaashi ee u dhaxeeya Dowladaha Soomaaliya...
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo kulan la qaatay wafdi ka yimid Turkiga
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha cusub ee maxkamadda sare ee Soomaaliya Baashe Yuusuf Axmed ayaa kulan la qaatay Wafdi ka socday wasaaradda Cadaaladda dalka Turkiga...














